Cowke Posted May 30, 2010 Wado Isku Xirta degmooyin ka tirsan gobolada Bari iyo Sanaag oo Dhismo Lagu Wado(Sawiro) May 30, 2010 Masuuliyin ka socota Dowladda Puntland,Isimo iyo maamulka degmada Bandar Siyaada ayaa maanta kormeer ku sameeyey wado iminka dhismo ku socda taas oo isku xiri doonta magaalada Bosaaso iyo degmooyin ka tirsan gobolada Bari iyo Sanaag. Wefdi u hogaaminaayay Wasiirka dekaddaha iyo gaadiidka Badda Puntland Siciid Maxamed Raage,Isimo ay ka mid ahaayeen Suldaan Bashiir Muuse iyo Suldaan Ciise Xassan iyo Gudoomiyaha degaanka Bandar Siyaada ayaa halkaas kormeer ku sameeyey,waxaana xariga ka jaray si rasmi ah Wasiirka dekaddaha Puntland. Gudoomiyaha degmada Bandar Siyaada Rashiid Xabiib Jaamac oo wareysi siiyey Horseed Media ayaa sheegay in wadadaan ay tahay mid muhiim ah isla markaana dhowaan la dhamaystiri doono oo dhismo ay ku socoto,wuxuuna mahadcelin ujeediyey dhamaan dadkii gacan ka geystay. Mudane Rashiid Xabiib ayaa hadalkiisa ku daray in maamulkiisa uu iminka dhismo ku wado xarumo muhiim ah oo ku yaalla degaanka Bandar Siyaada sida guriga degmada iyo Saldhiga Booliska,ayadoo ay sidoo kale ka marnayn adeegyada Bulshada. Wasiirka dekaddaha iyo gaadiidka Badda Puntland ayaa soo dhoweeyey talaabada ay ku dhaqaaqeen Jaaliyada Bandar Siyaada kuna tilmaamay mid loo baahanyahay isagoo sidoo kale mahadcelin u jeediyey Hay’adda Horn relief oo iyadu si weyn uga qayb qaadata dhismaha wadadaan. Siciid Maxamed Raage ayaa xusay in Dowladda Puntland ay diyaar u tahay in ay arintaan ka qayb qaadato iyadoo uu ku dhiirageliyey shacabka Bandar Siyaada in ay halkaas kasii wadaan howshaan. Wadadaan ayaa isku xirta magaalada Bosaaso iyo degmooyinka Bandar Siyaada,Ceelaayo iyo Laasqoray oo ka kala tirsan gobolada Bari iyo Sanaag. Horseed Media Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted May 30, 2010 Where is bender Ziyaada is it west of bosaso? near Qaw? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fiqikhayre Posted May 30, 2010 ^lool, Bandar Ziyaada is Qaw. It's like asking if Bender Qassim is next to Bosaso. Bandar Ziyaada - another name for Qaw. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted May 30, 2010 Great News, thanks Cawke. Bander Ziyada is a very beautiful & historic coastal town. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted May 30, 2010 Is that a river, lake or sea? Coz if that is a river then shouldn't they build instead? Nevertheless great to see locals shaping their futures. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ilka-dahable Posted May 30, 2010 this is good news jidkaan dhib badan baa lagu qabay jaanka qaw waxaan xasuustaa 2006 mar aan dib ugu soo noqonay boosaaso oo aan biyo dartiisa u mari waynay hatu waa biyaha bada oo soo gala gudaha marna dib u noqda qorshuhu markii hore bridge buu ahaa laakiin qiimo badan iyo good enginers boo loo baaahday Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cowke Posted May 31, 2010 Ilka-Dahablee, haa qorshuhu bridge bay ahayd lakinse hada laami ayeyba halkas dhigeen waa yaab. Anytime their can be strong winds or strong rain it will flood out that road. But your totally correct the job was supposed to be a bridge, I don't know maybe some financial/technical issues occurred and this is the best they could. Ps: Here is what the original deal was when it was first proposed. http://www.somaliaonline.com/ubb/ultimatebb.php?/topic/9/22030 Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted May 31, 2010 We shall never wait donor's promises or outside help. Local initiatives, money and labour is the way forward. In other words, iskaa wax u qabso empowers our people to be forward thinkers and independent. Quote Share this post Link to post Share on other sites