ANWAR Posted October 6, 2010 waxaa LAYSKU HAYSTAA your beautiful FREEDOM if you dont get it, you are just a kid Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted October 6, 2010 waxa la isku haysta daraha la dummiyey yaa dib u dhisaya Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted October 6, 2010 Indeed Maxaa hadhay oo la isku haystaa :confused: :confused: :confused: Maahmaah baa odhanaysa: Ayax teg eelna reeb :mad: :mad: :mad: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted October 7, 2010 JB Muqdishu dhan miyaa sawiradaas? lol Too bad you don't have enough pictures to prove your point. War Muqdishu waa la dhisaa, sar burburtey is not the end of my city. Sheekadan mar dhow ayay dhamaaneysaa IA. Kursiga ayaa la isku haystaa 20 sanno, nin walba xukun raadis ayuu ku jiraa. Kursi = money + power. Allah imaan ha na wada siiyo. Aamiin! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 7, 2010 Maad fahmin halka aan ka hadlayo inaabti ..... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted October 7, 2010 ^Why not just tell us what you are saying? Dam Nigga Stop playing riddles. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 7, 2010 It is not a riddle ,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted October 7, 2010 Noo sheeg inabti inta ay nafta nagu jirto. Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted October 7, 2010 That is an awful sight. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted October 7, 2010 Xamar la isku heystaa, taas isweydiin malahee. Xamar waa xuduntii Soomaaliya, waliba Soomaaliweyn. Unlike tuulooyinka iyo buulooyinka kale, Xamar lagama maarmo kii qabsadana Soomaaliya wada qabsaday u tahay. Sarar burburay iyo waxaas waa laga baxaa. Xamar oo labaatan sano la burburinaaye wali iyadaa u bilicsan, degmo ama magaalo Soomaaliyeed kale u muuqaal eg ma jirto. Run maala isku sheegaa mise been. Quote Share this post Link to post Share on other sites