oba hiloowlow Posted November 13, 2010 Originally posted by Xaji_Xunjuf: ^^ who lol xaaji **** waaye nimaankad hesheen [ November 14, 2010, 01:20 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ] Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted November 13, 2010 Zack: Wasiir hele balse Xaaji waa xanaaqsan yahay oo habartiisu ma helin ee waa kuwa kale. Wallee dhibaataa taagan, Illaahay amarkiis. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted November 13, 2010 ^ odayga is deji dheh. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted November 13, 2010 oba hiloowlow habaraha ha naga cayniin. Those caado qaate's cidna ma matalan but their useless selfs that is why they can't even visit their hometowns without getting arrested. I Think those ministers should be given to our Makhiir neighbours instead since they support TFG. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted November 14, 2010 ^Oo boowe adigu ma yaanyuurahaad halkan ka matashaa? Waree Zaky ragga hoos ha ugu dhigin dee. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted November 14, 2010 Jacpher. Maya adiga matala mukulalyaasha iyo wixi adiga kula miid ah. Hadaad ka xanaaqday "caado qaateyaashaga oo uselesska ah minster positionkooda makhiir ha la siiyo" xaal qaado. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted November 14, 2010 Originally posted by Xaji_Xunjuf: casha cabdale iyaduna kalsoonidi ma kala noqotay dawlada fadhiidka ah How dare you bring her name into this? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted November 14, 2010 Beel walba hal wasiir ugu yaraan inay yeelato maa dhaqtar u qoray? Beelo badan qadee iska suga toogtiina wey imaanee. Teeda kalena waxaan waa iska magac u yaal, oo dowlad awood leh iyo waxaas ma'ahee maxaa la isku wareerinaa. Just ugu ducee inay shaqeyso, dadkeedana wax u qabato. Quote Share this post Link to post Share on other sites
AhmadTaha Posted November 14, 2010 Originally posted by Taleexi: Zack: Wasiir hele balse Xaaji waa xanaaqsan yahay oo habartiisu ma helin ee waa kuwa kale. Wallee dhibaataa taagan, Illaahay amarkiis. ma habraa kuraas la deeqsiin karaa. " habraa laysku dhaafaye haddaanan habaryartay keenin" baan maqli jirey Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted November 14, 2010 MMA, this is the first in our history that a major political block is being sidelined to accommodate other groups or probably wean them off their Shababist leanings. I can see it's another way of sidestepping a legitimate power sharing solution over one based on partisanship and a sinister agenda. It's also telling of Farmajo's enigmatic selection to lead a government already beset by crisis. So let the-winner-takes-all game cripple our search for a viable solution. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mintid Farayar Posted November 14, 2010 Originally posted by NASSIR: or probably wean them off their Shababist leanings.. Exactly! That's what the whole game is about. To the donor community and regional countries - nothing else matters. The containment of Shabaab is the end-all and be-all strategy for Somalia as far as these powers are concerned. Everything else is secondary. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 14, 2010 Somaliland is the only solution now .... Reconciliation conference in Badhan between Somaliland & reer Maakhir. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hunguri Posted November 14, 2010 Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: Beel walba hal wasiir ugu yaraan inay yeelato maa dhaqtar u qoray? Beelo badan qadee iska suga toogtiina wey imaanee. Teeda kalena waxaan waa iska magac u yaal, oo dowlad awood leh iyo waxaas ma'ahee maxaa la isku wareerinaa. Just ugu ducee inay shaqeyso, dadkeedana wax u qabato. Ma jeclayn, inaan mawjaddan daciifka ah dhex jibaaxo. Hase ahaatee, markaan ninkan oo kale oo meesha Cimaamada u hayaa, hadallada kor ku qoran ee jilaycu ka muuqo soo qoro, ayaan kambayuutarkayga haa-haabtaa. MMA, saaxiib haa ( Beel walbaa inay wasiir hesho, Diktoor ayaa qoray, waana wax ku dajjisan xeerka dawlada. Haddaad doonaysid, inaad baratidna waxaa la yidhaahdaa ( 4.5 ). Waa hadii aynu ka hadlayno, meesha Sheekh Bishma Casse iyo Armaajo haystaan. Hadii si cadaalad, wanaag, iyo Somalinimo loo hadlayo, waxna lagu dhisayo. Jawaabtu waxa weeye, maaha inay beel walbaa Wasiir hesho. Waayo, mar hadii caddaalad iyo wanaag jiraan, dee saaxiib Wasiir yaroo caantayn ah, waxba sheegi maayo. Saaxiib, markaa wixii 4.5 lagu saleeyay, qof walbaa wixii uu kaga qanci karo, waa inuu ama miiska u garaacdaa, ama bakkooradiisa iyo gacantiisa ku raadsadaa. Taas, haddaan intaa kaga baxo. Zack, ayaan usoo noqqon. Zack , adigu wiil yaroo daacad ah ayaa tahay . Daadax! Nabady! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted November 14, 2010 Originally posted by Jacaylbaro: Somaliland is the only solution now .... Reconciliation conference in Badhan between Somaliland & reer Maakhir. Gudi ba lo saaraya nabadaynta beelaha maakhir iyo dibu heshisin ay la galaan jamhuuriyada somaliland . Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted November 14, 2010 Hunguri, seriously? Waddan dhan baa burbursan, geerka qabiil kasta wasiir waa lagu eegay marar badan gaadhiguna wuu dhaqaajin waayay. Let's have some sense and for once look at the big picture. Nin aad isku qabiil tahiin oo jago la siiyay jano ku geyn maayee taageer dowladaada. P.s. no name calling! Quote Share this post Link to post Share on other sites