Sign in to follow this  
General Duke

Locals fight of cowrads in Mogadishu...

Recommended Posts

Kooxda carqaladaynta iyo ciidamo madani ah oo ku dagaallamay degmada Wardhiigley

Last Updated::2007-03-06 16:06:23

 

Muqdisho:- Kooxda u heellan carqaladaynta ammaanka magaalada Muqdisho isla markaasna shacabka dhexdooda ka ganta gantaallada

iyo ciidamo madani ah oo ilaalo ka wadey degmada Wardhiigley ee magaalada Muqdisho ayaa dagaal qaraari dhex maray maanta.

 

Kooxdan ayaa ahayd kooxdii maanta weerarka ku hoobiyayaasha ah ku qaadday Garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho xilli ay ka soo degayaan halkaas, ciidankii nabad ilaalineed ee ka yimaadda Midowga Afrika ee ugu horreeyey ee dalka soo gaara.

 

Ilaa iyo hadda lama oga khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay iska hor imaadkaas.

 

HorseedNet.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this