ansaar17 Posted March 6, 2007 Wararka -------------------------------------------------------------------------------- Ciidamada Uganda oo la kulmey dagaal iyo Madaafiic 6 Mar 6, 2007 - 5:59:37 AM ciidamada Uganda uu ku hubeysan hubka nabad ilaalinta Iska horimaad qasaaro weyn geystay ayaa maanta duhurnimadii ka bilowday agagaarka xaafada Shiirkole ee magaalada Muqdisho, kaasoo dhex maray ciidamada Ethiopian-ka iyo kooxo hubeysan. Ciidamada Ethiopian-ka ayaa la sheegay inay duhurnimadii maanta kasoo baxeen Wasaarada Gaashaandhiga oo muddo ay degnaayeen iyagoo baaritaano ka bilaabay xaafada Shiirkole oo u dhow wasaarada Gaashaandhiga. Ciidamada uganda oo qaadnaya Salaan Kooxdan hubeysan ayaa iyagana la sheegay inay kamid yihiin dadweynaha xaafadaasi kuwaasoo kasoo horjeestay baaritaana ay ciidamada Ethiopian-ka xaafadooda ku sameynayaan. Dagaalka ayaa iminka qaboobay, iyadoo ciidamada Ethiopian-ka ay dib ugu laabtaan Wasaarada Gaashaandhiga waloow kooxda hubeysan ay u dhawaadeen Wasaarada Gaashaandhiga isla markaana dhowr hoobiye ku rideen. Ciidamada Uganda oo ka so dagaya diyaaradii sidey Qasaaro ayaa iska horimaadkaasi ka dhashay waxaana ku dhintay labo ruux halka tiro aad u fara badan oo dadweyna rayidka u badan uu dhaawac soo gaaray. Xaafado ka tirsan magaalada Muqdisho ayaa kusoo dhacay madaafiic badankood la sheegay inay adegsanayeen ciidamada Ethiopian-ka. Ma jirto cid labada dhinac kala dhex gashay waxaana hada istaagay dagaalka waloow marar qaar xabado goos goos ah la maqlayo. Madfiic lagu weereray garoonka Muqdisho xilli ciidan ka soo dagayo Madaafiic xoogan ayaa lagu weeraray garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho, xili halkaasi ay kasoo degayeen ciidamada dalka Uganda ee qeybta ka ah ciidamada Midowga Afrika oo ku soo fool leh Somalia. Madafiicdan ayaa la ogeyn halka laga soo tuuray iyadoo qasaaro ay geysteen, waxana lagu qiyaasay madaafiicdaasi garoonka kusoo dhacday inay gaarayeen 8 Madfac. Goobjooge ku sugnaa xiligaasi garoonka diyaaradaha Muqdisho ayaa shaaca ka qaaday inuu arkayay saddex Askari oo ka tirsanaa ciidamada Uganda oo dhaawac soo gaaray isla markaana lagu qaadayay gaari garoonka yaalay. Goobjoogaha ayaa sidoo kale sheegay in marka ay madaafiicda soo dhacayeen garoonka ay ka socotay khudbado lagu soo dhaweynayay ciidamada Uganda. Ciidamada dowlada KMG iyo kuwa Ethiopia ayaa durbadiiba bilaabay inay Madaafiic jawaab celin ah ku ridaan goobaha ay is leeyihiin hoobiyaasha ayaa laga soo tuuray. Xaalada Muqdisho ayaa kacsan waxaana gabi ahaanba istaagay isku socodka gaadiidka, dadweyne aad u fara badan ayaa bilaabay inay qaxaan iyadoo dadka oo dhan ay walaacsan yihiin. Cabdi Fatax Axmad,GO source: Garowe Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 6, 2007 ^^^Like the tanks & air crafts they used to destroy in their imagination.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
ansaar17 Posted March 6, 2007 A person who doesn't have his OWN opinion and has been preprogramed is hard to talk with. what do you have to say about this, garowe.com posted it, and they are from your clan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 6, 2007 ^^^The mortar attack did not injure anyone saxib, but you do need any old lie to give you some confidance.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
ansaar17 Posted March 6, 2007 thats why i said there was no point in talking with people like you, brainwashed. Better off not wasting my time arguing with dead enders. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 6, 2007 ^^^You have failed big time dude, not you of course but the clan millitia you support. The AU troops are here and what will a few mortars missing targets as usual do to them, these are soldiers. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 6, 2007 ^^^You have failed big time dude, not you of course but the clan millitia you support. The AU troops are here and what will a few mortars missing targets as usual do to them, these are soldiers. Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted March 6, 2007 Contest the article and dont shoot the messenger (i'm sure you used that line a few times) Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 6, 2007 ^^^A rare case of the messinger agenda having more substance than the message.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jaylaani Posted March 6, 2007 North, Ouch...let the man breath bro,.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jaylaani Posted March 6, 2007 Duke, What the h.ell did u just say? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taako Man Posted March 6, 2007 Garoweonline has been on a crusade since old man Faroole was given a heave ***. Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted March 6, 2007 Duke, who cares about the agenda? Disprove the article or move on! Simple! Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 6, 2007 ^^^Why do you want to push me out saxib? The article is baseless... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted March 7, 2007 A nice reception. Inay baqtiyaan ayaa fiicneed, though. Quote Share this post Link to post Share on other sites