Xudeedi Posted April 23, 2010 Suldaanka Guud Ee Shirgudoonka Har-ti Suldaan Siciid Suldaan C/salaan Oo Cerigaabo Ku Qaabilay Garaad Saleban CEERIGAABO(SP): Suldaan Siciid Suldaan C/Salaan oo qaabilay Wefti ka soo kicitantay Magaalada Garoowe ee caasumada Puntland oo timid Magaalada Ceerigaabo oo uu Horkacayo Garaad Salebaan, kuwaasi oo Ujeedadoodu tahay Marti qaad rasmi ah oo ay Ka heleen Suldaanka Guud Ee Gobolada Sanaag, Bari iyo Hayland Sudaan Siciid si loo dhameeyo xaalad Maalmihii u damayey ka jirtay Caasumada Gobolka sanaag ee Magaalada Ceerigaabo. Garaad Salebaan ayaa waxaa ay Weftigiisu soo dhowayn fiican ka heleen Suldaan Siciid oo markan siwayn ugu Howlan Hanaanka Nabadeed ee Gobolka Sanaag Magaalada Fadhiga u ah ee Ceerigaabo ee Maamulka dowlada Puntland. Wararkii u dambeeyey ee Magaalada Ceerigaabo ee Xarunta Gobolka Sanaag ayaa sheegay inay Iminka kulamo Dhinaca Saladiinta ah ka soconayaan kuwaasi oo la doonayo In lugu qodax bixiyo arrimahaasi dagaal ee beleeha jaarka ah, Waxaana dhowaan uu soo diray Garaad salebaan ka dib shaqaaqo ka dhacay Duleedka Magaalada Xingalool Baaq nabadeed oo uu Beesha Magaalada Xingalool Guurtideeda uga codsaday in la xoojiyo Amaanka waxkasta oo dhanka beesha Garaad saleebaan ahna uu Xalinayo Garaad Salebaan oo ah Isim macquul ah isla markaasina iminka wax fiican la qaatay Sudaanka Guud ee Gobolada SBH. Magaalada Ceerigabo ayaa haatan siwayn loo Adkeeyey Amaankeeda iyadoo Xiligan uu ku sugan Yahay Taliyaha Aaga Sanaag ee Ciidamada Darawiishta Puntland Co-C/laahi Cumar Cashuur iyo Sarkiil sar sare oo ka tirsan Xukuumada Maamulka Puntland si ay u soo Afjaraan xaaladaha Coladeed ee Magaaladaasi ka jirey maalimihii u dambeeyey. Maxamed Axmed Ciise Sanaagpost News Desk/Ceerigaabo-PUNTLAND Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xudeedi Posted April 23, 2010 Suldaanka Guud Ee Beelaha Gobolka Sanaag Oo Uu Baqoolay Dhanka Ceerigaabo Iyo Saansaan Colaadeed Oo Laga Dareemaayo Magaalada Ceerigaabo: Dhawaan ayey dablay hubeysani ku gaysteen bartamaha magaalada Ceerigaabo fal isugu jira dil iyo dhaawac, kuwaasi oo lugu xiriiriyey aanooyin beeleed oo in muda ahi is daba socday. Magaalada Ceerigaabo ee galbeedka gobolka Sanaag oo qiyaastii u jirta Bosaaso kudhawaad 350 kilometer ayaa ah goob kulmisa beela farabadan islamarkaana ay aad ugu murunsanyihiin maamulada Puntland iyo Somaliland. Tacadidaasi ka gadaal ayaa waxaa isla bartamaha magaalada lagu afduubay 4 nin oo kasoo jeeda beesha dilka gaysatay. Waxaase durbadiiba bilaabmatay hub uruursi iyadoo maleeshiya beeleed ay soo camireen labada iridood ee magaalada, bari iyo galbeedba. Hadaba Suldaanka guud ee beelaha Sanaag, Haylaan iyo Galbeedka Bari, Suldaan Saciid Suldaan Cabdisalaan iyo wafdi u hogaaminaaya ayaa u baqoolay dhanka Ceerigaabo si ay xal ukala dhex dhigaan beelaha jaarka ah ee magaalada Ceerigaabo. Suldaanka ayaa waxaa socdaalkiisi ku wehelinaayo taliyaha ciidamada aaga Galbeed ee Puntland Coronel Canshuur. Ujeedada socdaalkooda ayaa lagu waraamayaa in uu yahay sidii isafgarad loo kala dhex dhigi lahaa labada qolo tacadidu dhex martay iyo sidii saraakiisha labada maamul ay wada shaqeyn u dhex mari lahayd. Mar aynu isla magaalada Ceerigaabo kula xiriirnay General Muuse Jaamac Dalaf, ayaa inoo sheegay in uu dambiilihii dilka foosha xumaa gaystay in ay ku daba jiraan. Magaalada Ceerigaabo iyo nawaaxigeeda ayaa in badani ka dhacaan dhacdooyin caynkaan oo kale. Isqbabqabsiga beelaha ayaa waxaa fududaysa wadashaqeyn la’aanta ka dhaxayso labada maamul ee sida xoogan magaalada ugu muransan. Ciise Axmed (Ceeri) Dhahar.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted April 23, 2010 Xudeedi: Good news. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted April 23, 2010 Magaalada Ceerigabo ayaa haatan siwayn loo Adkeeyey Amaankeeda iyadoo Xiligan uu ku sugan Yahay Taliyaha Aaga Sanaag ee Ciidamada Darawiishta Puntland Co-C/laahi Cumar Cashuur iyo Sarkiil sar sare oo ka tirsan Xukuumada Maamulka Puntland Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 23, 2010 ^^ Nafaqadu marmar bay niyada dhista Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted April 23, 2010 Ugu yaraan marka qofku jiritaanka iintiisa garto, waa bilow wanaagsan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted April 23, 2010 loool pictures? ever since the websites of Jidaali, sanaagpost, etc always spur bullshit but nothing about reality i can't take them serious, the guy who runs sanaagpost lives in a cave and never even setted a foot in sanaag instead all he does is spur bullshit on sanaagpost calacaling about SNM this SNM that day in and day out. Quote Share this post Link to post Share on other sites
AfricaOwn Posted April 23, 2010 Impossible, they will go to Burco before coming to Erigavo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xudeedi Posted April 23, 2010 Suldaan Saciid holds a meeting in Damala Xagare Mansa, don't mind these desperate seccesionist outcry. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xudeedi Posted April 23, 2010 Chief Suldaan stands tall Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted April 23, 2010 That looks like somewhere in the badiyo lol sorry to dissapoint you besides, that is the suldan! not the imaginary puntland army you hoped will rescue you. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted April 24, 2010 April fools day was 23 days ago. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 24, 2010 so where is garaad selebaan? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted April 24, 2010 Suldaanka, lol, it doesn't even make sense what has pirateland got to do with Erigavo when it said this, i guess sanaagpost became the second website of April fools next to the NO1 April fools website jidbaale. "Magaalada Ceerigabo ayaa haatan siwayn loo Adkeeyey Amaankeeda iyadoo Xiligan uu ku sugan Yahay Taliyaha Aaga Sanaag ee Ciidamada Darawiishta Puntland Co-C/laahi Cumar Cashuur iyo Sarkiil sar sare oo ka tirsan Xukuumada Maamulka Puntland" Quote Share this post Link to post Share on other sites
Thankful Posted April 24, 2010 Originally posted by Sacad *Ducaale: Suldaanka, lol, it doesn't even make sense what has pirateland got to do with Erigavo when it said this, i guess sanaagpost became the second website of April fools next to the NO1 April fools website jidbaale. What do you mean, it's all one country -'Somalia', according to the entire world! Sure we have tribal enclaves here and there, but internationally, puntland and erigavo are in the same country. Quote Share this post Link to post Share on other sites