General Duke Posted July 2, 2007 Golaha beelaha ****** oo qaadacay ka qeybgalka shirweynaha ****** Mogadishu 01, July.07 ( Sh.M.Network)- Golaha beelaha ****** ayaa qaadacay ka qeybgalka shirweynaha beelaha ****** oo lagu waday in maalint berri ah uu ka dhaco magaalada Muqdisho, ka dib kulan ay maanta yeesheen 150 ka xubnood ee golaha beelaha ******. Sida uu shabelle u sheegay goobjooge ka qeybgalay kulan maanta beelaha ****** ay ku yeesheen magaalada Muqdisho. Beelaha ****** ayaa waxa ay dalbadeen in shirka dib u heshiisiinta Somaliyeed uu noqdo mid markaasi siyaasadeed aysana jirin ****** markaasi dirirsan. Qodobadii ay ku qaadaceen ka qeybgalka shirkaasi ayaa waxaa ka mid ah. 1. bilaabidda iyo waliba sii wadidda dib u heshiisiinyta. 2. wadatashiga fursadaha nabadda beesha iyo waliba iscafin beesha dhexdeeda ah laga sameeyo. 3. Katalo bixinta shirka dib u heshiisiinta iyo doorka beesha ******. 4. katalo bixinta xaaladda dalka iyo gobolada beesha ******. Iyadoo 4taan qodob ay qeyb ka yihiin qodobada ay ku gacan seyreen golaha beesha ****** in ay kaga qeybgalaan kulanka beesha ****** oo lagu waday in ay maalinta berri ku yeeshaan magaalada Muqdisho. Shabelle Media Network Somalia Contact us info@shabelle.net Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted July 2, 2007 This meeting was their own idea, Mr Abdi Iman and Diriye wanted a meeting of the "clan" before the NRC. Now they dont want the meeting ? Because the real leaders of the clan have refused to meet with them and have looked down upon their claims to represent the family. Truth is coming out ever so slowly Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted July 2, 2007 Here is dayniile.com's take, though they over play the "clashes" and "bombs" who's masterminds are even to refuse to come out and make claims hence useless. Wali waxaa la maqlayaa rasaas aad ufog oo ka dhaceysa qeybo ka tirsan magaalada Muqdisho iyadoona rasaasta caawa ay ku soo aaday xili maanta la qabqabtay odoyaalo iyo ganacasato ku shireysay deegaanka Huruwaa , iyadoona uu fashilmay shirkii beelaha ****** ay isku xalinaayey kaasoo markii danbe keenay in Baakoor leysla dhaco sidana uu ku fashilmo dadaalkii mudada lagu doonaayey in lagu xaliyo qilaafka beesha oo soo jiitamaayey mudooyinkaan Quote Share this post Link to post Share on other sites