Sign in to follow this  
Che -Guevara

Xaabsade on Holhol Situation

Recommended Posts

Kan General duke war ama Ilmadeerada u hilii oo dagaal garowe ka soo abaabuul. Mise waxaad micin mooday inad Mushaxaradiid uun , horta ka reysaney Puntland ayaa So ruqaansanaya oo so socottta. Puntland waxa so socod u danbeyse marki tuute muuse tuutihi iska saaray. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^And the procession of Puntland Boys come out the closet after 2 days of shivering in the closet.

 

The talking points have been issued and what happened at Holhol must never be directy addressed, but rather snapped at the edges to distract from the lack of response from the beloved Puntland.

 

I've seen this script before, me thinks....

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^

Miskiin, Xaji Puntland does not need to do a thing, other than stop your secessionist agenda... :D

Xabsade came out of the closetand he stinks...

 

To fight and conquer in all your battles is not supreme excellence; supreme excellence consists
in breaking the enemy's resistance without fighting.

-

Sun Tzu, the Art of War

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ilma-Adeerradeyn wax hiilo ah oo arintaan Sool ku saabsan, ey nooga baahan yihiin majiraan: soo waa kuwaas xaarka ku dhajiyey dhowrka imaan laawayaasha ah oo Riyaale la cuna xoogaaga habaraha Shankaroon uu ka dhaco. :D:D

 

Faarax Askar oo ninka la weeraray ayaa warar hoosaadyo la helay ay sheegayaan in ay dhaawacyo soo gaareen, inkastoo ay taasi ka biyo diideen qaar ka mid ah Madaxda Maamulka la baxay Somaliland iyo rag ka jawaabayay Telfoonkiisa gacanta.

 

Dhinaca kalena Wasiiro badan oo ka socda Maamulka Daahir Rayaale Kaahin ayay soo wajahday walaac baaxad weyn leh, markii ay qaraxyada iyo dilalka maalmihii ugu danbeeyey, waxaa magaalada hada jooga Wasiirada, arrimaha gudaha, Gaashaandhiga, Cadaalada, Wasiiru dowlayaal iyo Shaqsiyaad la dhacsan siyaasada Somaliland oo uu ka mid yahay Axmed Cabdi Xaabsade oo Somaliland taabacsan Siyaasadeeda.

 

Cabsida ah ayaa ah in ay la kulmaan miinooyin loogu diyaariyey wadooyinka, taasoo keentay cabsi awooda badan leh oo ah in ay ka leexdaan wadooyinka caadiga ah ee ay isticmaalaan gaadiidka dadweynaha iyo kuwa ciidamada, waxaana ay warar Madax banaan sheegayaan in ay hada qaban-qaabinayaan sidii ay usameyn lahaayeen baritaano.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Oodweyne AKA....

“Margaret Thatcher”, the lady does not have a break or a reverse gear; once you start you can’t stop waffling. :D:D

 

The secessionist are under attack in LA, their militia leader from Burco was blown up, their conscripts are getting killed on a daily basis and their puppet friends are being taken out and marginalized. They don’t have a single elder who they can even bribe, and Xabsade is no chief lads. :D

 

Yet we have Maggie here telling us we do not get the jist of the matter, much like we don’t get that Somaliland was recognized according to him back in November 2003.

;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Mr. Somalia:

Ilma-Adeerradeyn wax hiilo ah oo arintaan Sool ku saabsan, ey nooga baahan yihiin majiraan:

So what's the young Garaad complaining about on every radio station and website when it comes to Puntland??

 

Puntland seems filled with 'Comical Ali's'

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^lool. Comical Ali has nothing on the Somali group who want to break away because they are the "orphans of the Queen of England".. Now thats the joke of the centuries.. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

Markaanu taas isla qaadanay, habeen iyo maalin baanu la joognay, waxaananu galay faallo dambe, nimankaa waanu is afgaranay, hadalkuna wuu noo furan yahay oo in aanu sii wadahadalo waanu ku heshiinay.”

 

 

“Dee waa mar dambe…Arrintaas baa noo furan, waxaananu rabaa in aanu soo dhawayno oo aanu ku soo darno Somaliland (Garaadada).”

 

 

Looks like President Rayaale played a brilliant “good cop – bad cop” to achieve his goals. On the other hand, Tukaraq–gate finally exposed Xiin's Piratedland's “duplicity game” to everyone. Now everyone knows – despite the rhetoric – Garow, Galkacyo and Boosaaso is much more important than some towns. Interesting indeed.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ayyoubow wuxuu yiri wiilka ciyaaray:

 

Nin Ma haynoow, war anagu nin ma haynoooo

 

Markaasaa reerkii laga guursanayyey ku jawaabeen

ma joogto, halkaaaaanna naagi ma joogtooy

 

Only if you could grasp the nuggets in there :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by xiinfaniin:

Ayyoubow wuxuu yiri wiilka ciyaaray:

 

Nin Ma haynoow, war anagu nin ma haynoooo

 

Markaasaa reerkii laga guursanayyey ku jawaabeen

ma joogto, halkaaaaanna naagi ma joogtooy

 

Only if you could grasp the nuggets in there
:D

Muxuu fahmaa, nin macawiistii ka dhacday oo hor cararaya ayuu eegayaa'e :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Mintid Farayar:

quote:

Originally posted by Mr. Somalia:

Ilma-Adeerradeyn wax hiilo ah oo arintaan Sool ku saabsan, ey nooga baahan yihiin majiraan:

So what's the young Garaad complaining about on every radio station and website when it comes to Puntland??

 

Puntland seems filled with
'Comical Ali's'
^^

Like I said homie, the Sool community is more than capable when it comes to solving this minor problem of purging off the few corrupt politicians who work for Riyaale.

 

Unlike the vile secessionist troglodytes up north, who have fully abnegated their sovereignty to the whims of a petty ex-NSS officer, the legendary darawiish family fights for its decency and the right to determine its own fate.

 

If I were you, I'd reach for a pen and paper and take notes... ku dayo Daraawiishta Puntland! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

Xiin

Pres. Rayaale would never have allowed UDUB Party ministers and MPs go along with a delegation headed by KULMIYE's Deputy Parliamentary Speaker for no reason. Your cheap Tukaraq-gate plot got out-manoeuvred. Just admit it, you never saw that one coming.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The problem facing the Sool respectable elders is -and always was- commitment to one goal, they failed or refused to commit to Somaliland - due to tribal links and history-, and were denied real commitment from puntland - due to the fact of economic insignificance and/or incapability-.

 

The region is landlocked, semi-desert and under-developed area that can't be independent, and lacks a unified political and tribal elite that can lead it-yet-.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaabsade Oo Waashay ( Waraysigiisii Wargeyska Ogaal Dheeho)

 

Waxaa Wargeyska Ogaal ee ka soo baxa Hargeysa uu waraysi ka qaaday, Axmed Cabdi Maxamuud Xaabsade, waraysigaasi ayaa lagu waydiiyey su’aalo badan, waxaase ahayd hadal-haynta maalmahan, su’aalo laba sadex ah oo la waydiiyay oo tusayey dawakha ku jira odayga. Waxaa kaloo ay tusaysaa in talo uu siday jirin ee uu yahay nin awr-kiraale ah. Dheeho dhawrka su’aalood.

 

Ogaal: Markaa markii aad Holhol tagteen Shirkii waad joojiseen miyaa?

 

Jawaabtii Xaabsade: Haa, waanu joojinay…

 

Ogaal: Marka hore ujeedada Shirku maxay ahayd?

 

Jawaabtii Xaabsade: Wuxuu ahaa arrimo dhaqameed oo beesha (***********) ah – annagu waxaanu moodaynay inay wax kale oo xumaan iyo colaad ah iyo siday berigii hore u odhan jireen dagaal hala galo ayaanu moodaynay.

 

Ogaal: Mar haddaad ogaateen in Shirku arrimo dhaqan yahay maxaad u xidheen?

 

Jawaabtii Xaabsade: Dee dawladda Somaliland baa tidhi haddaan amar dawladda laga haysan meeshaa lama tegi karo.

 

Ogaal: Laakiin, Madaxdhaqameedka qaarkood waxay sheegeen in shirku u socdo oo aanay cidina ka joojin karin, taas ka waran?

 

Jawaabtii Xaabsade: Haa, waanu wada soconaa, muddona waanu wada joogaynaa inta aanu hawlahayaga.

 

Jawaabahaas oo uu ka muuqdo khalkhal badan iyo is af-dhaaf faro badan, ujeedada jawaabahaasi laba masalo ayay ina tusi karaan, labada masalo ayaa kala ah:

 

•In uu odaygu waashay oo aanu si qurxoon farshaxanimadii lagu yaqaanay aanay ka muuqan. Weliba uu tusay dadweynaha reer Sool in xaalka uu ku metelo ee Hargeysa kula joogo, aanay ay tahay xaalad naxdin leh, welwelna leh. Weliba ay ina tusayso ninkii Sool qabsaday ee Somaliland keenay in aanu si xaqiiqo ah maskaxdiisa u shaqaynayn.

 

•Qodob kale waa in uu quus ka sido Somaliland, sidaas awgeed uu ian tusayo in la soo amray, sida uu doono markii hore ha isu yidhaahdo waa lagu dhegeysanaaye, manta in uu ina tusayo xaqiiqada. Waayo wuxuu sheegay in aanu shirku dhib ahayn, laakiin uu xidhay, sababtuna tahay in dawladu soo amartay.

 

Waxaanu leenahay Xaabsade, haddii aad fariinta danbe dirtay waxa aanu leenahay awalba waanu ogayn, waanuna kaaga dignay, waxaadna noo sheegtay dhibta awr kiraalaha. Haddii aad ay hore ay tahayna illaahay ha ku shaafiyo. Waxaanuse ku leenahay cibaado ayaa kuu e gee waxan ka abax.

 

Dadkana waxaanu leenahay ogaada Xaallada Ina Xaabsade halka ay marayso.

 

Maxamed Siyaad Faarax-(Kabaweyne) Hargaysa (Wariye Madaxbanaan) RadioWidhwidh Online

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this