Emperor Posted November 3, 2008 Shir Ka Dhacay London oo Lagu Canbareeyey Qaraxyada Somaliland Iyo puntland Wakiilka Puntland u fadhiya Uk C/naasir Jeer Khodbad ka jeediyey. Shir aay soo qaban qaabiyeen Puntland youth oo ka dhacay maagalada London kana soo qayb galeen jaaliyada reer Uk ayaa waxaa lagu canbaareeyay falkii foosha xuma ee ka dhacay Bosaaso iyo Hargaysa, dhanka kalana jaaliyadu waxaay tacsi u dirtay ehelkii aay ka geeriyooden dadkii halka ku dhintay. Waxaa halka ka hadlay wakiilka UK ujooga Puntland C/Naasir Guur Faarax Jeer, wuxuuna sheegay in maamulka Puntland aay amaanka adkayn doonan kana feejignan doonan wixii dhacay inay markale dhacan. Waxaa kasoo qayb galayaasha ka mid ahaa mushara Farjac. Shirkaan ayaa ah shirkii ugu horeyey ee ay Si wadajir ah u qabtaan Masuulkan ka tirsan puntland ee Dalka Uk wakiilka uga ah iyo Musharax u tar tamaaya Jigada Madaxtinimada puntland' C/naasir Guure Faarax wakiilka Puntland ee Uk waxaa uu ku dheeradey sida ay uga Xun yihiin wax yaabaha ka dhacay Somaliland iyo puntland waxaana uu ugu Baaqey Labada maamul inay iska kaa shadaan dhanka Xuduudaha iyo Airporada oo uu sheegey inay yihiin meelaha laga soo galay ayna kasoo degeen qolyaha wax qarxiyey. Somaliweyn Media Center “SMC” Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 3, 2008 Is this shir or just a tea gathering ?? ,,, bal waxaad noogu sheekaynayso day ... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted November 3, 2008 ^Who said a local tea gathering cannot be made in the form of shir. Mase miisas waawayn, Fanta , coke iyo hawlahaa unbaad shir utaqaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted November 3, 2008 Nice one, new faces and some old. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ibtisam Posted November 3, 2008 This is so sad. There is a regional Youth Organisation?? :eek: I was hoping those young people in the west can be individuals rather than the same old ways. Puntland Youth, somaliland Youth, do they have Clan youth organisations as well?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 3, 2008 Originally posted by Emperor: ^Who said a local tea gathering cannot be made in the form of shir. Mase miisas waawayn, Fanta , coke iyo hawlahaa unbaad shir utaqaan. Yaa qayladaada uun laga bixin, i'll take photos of those i sit with them in the teashops and post them here claiming it is a so and so meeting declaration ,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sir-Qalbi-Adeyg Posted November 3, 2008 Originally posted by Ibtisam: This is so sad. There is a regional Youth Organisation?? :eek: I was hoping those young people in the west can be individuals rather than the same old ways. Puntland Youth, somaliland Youth, do they have Clan youth organisations as well?? The youth in the west are just as regionalist as the elders, especially the secessionist 'somaliland' kids, most of them grew up in a cugdad ridden household. Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted November 4, 2008 ^You said mr. Protocol that you don't care about anyone else but your home region. That is exactly what you said in one of your threads. I can quote you if I have to. Laakin the point of matter is, don't accuse others when you are guilty of the same thing. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted November 4, 2008 Being from a region and supporting it is not a bad thing. thus this argument is useless. Quote Share this post Link to post Share on other sites