Sign in to follow this  
miles-militis

Possible flag/song for Puntland

Recommended Posts

Flag:

 

zcalan_anwar_diriye.jpg

 

 

Music:

listen to the music

 

Lyrics:

Label: Geyi udug u noqo bilic ---

 

Calanyohow barriinsaday

Baallaha qurxoon iyo

Bogga dahabku kaga yaal

Samadaa ka biliglee

 

Calanyohow bulhamayee

Barwaaqada astaystee

Nabadduna u tahay baaq

Xaqa abid ha baal marin

 

Nasiib kaaga bari iyo

Bogox laga tilmaan oo

Geyi udug u noqo bilic

Eebbaheen ku barakee

 

•••

 

Bilahaa is biirsadey

Waa bishaaradaadoo

Islaam beegsanaysee

Barashada ha moogaan

 

Weligaa bidhaan oo

Midnimada ha baayicin

Burhaantaada lagu farax

Beesha khayr laguu mari

 

Nasiib kaaga bari iyo

Bogox laga tilmaan oo

Geyi udug u noqo bilic

Eebbaheen ku barakee.

 

 

Credits:

 

Lyrics by: Anwar Maxamed Diiriye

Pianist: Mukhtaar Oromo

Vocalist/Music Composer: Axmed Sheekh Daahir

Producer: Axmed Sheekh Daahir

Recording Engineer: Jaamac Maxamuud Yuusuf

Director: Jaamac Maxamuud Yuusuf

 

Till then,

Share this post


Link to post
Share on other sites

The lyrics are in poor quality, shallow, and lack cohesive theme. The laxan in the music , however, sounds promising,and in this case, the music, quite literally, is much better then the lyrics.

 

As for the flag, I see two flags lumped together. Perhaps that is an acceptable measure in flag designing…I don’t know.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xaq   

Where is the skull and cross bones? There isn't even a parrot or eye patch. The flag above is not a true representation of the virtues of Puntland.

 

Very disappointing.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

^^^

and the human trafickers and money printing machines ( cades speciallity)..., even Yey the virtuas are endless

 

 

JB

we shall rename them pirateland Ana-weykan :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Here is another one. This one is much better!

 

Miraha heesta ayaa waxaa curiyey abwaan Maxamuud Axmed Cabdalle (Shiine) oo ku nool Maraykanka.

 

Heestiina sidan ayay ku billaabataa:

 

Puntland barwaaqiyo

Baro weeye nabadeed

Bulsha caafimaadbaa

Mawlahay ku beeroo

Barkhadbaa u hoyatee

 

Waa dhul beri-samaadloo

Baaxaddiisu weyntoo

... Baaxaddiisu weyntoo

Macdan baa ka buuxdee

 

Boocamiyo Galdogob iyo

Badhan baa ku taallee

Boosaaso iyo Ayl

Baylaa ku taallee

 

Bilan Gaalkacyiyoo

Bilicsame Garoowiyo

Beled Laasacaano

Buuhoodlaa ku taallee

 

Laasqoray baddeediyo

Xaafuun bidhaan wacan

Buuniga Qardho iyo

Ceerigaabo waad u bogi

 

Hooriska:

PUNTLAND PUNTLAND

 

Waa beyd nimcadu taal

Baahi laguma seexdoo

Barbarkaad u eegtaba

Waa wada baraaree

Rabbow noo badbaadi

 

BADBAADI...RABBOW NOO BADBAADI

Maxamuud Axmed Cabdalle (shiine)

 

Diiwaanka Wararka,

Idaacada Daljir.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

^the top flag used to belong to dowlad deegaaneedka Somalia aka Western Somalia.

 

 

^^^ I wonder how they ended up with a name like Puntland when they accuse others of using ”colony names”. Midda kale what is the somali version of letter "P”. I can imagine someone in bosaaso saying " Ba"aa heedhe meeshu buntland weeye". :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this