Cowke Posted March 9, 2010 Garaad Cabdullaahi Garaad Soofe oo Ka Baxay Shirkii Buurowadal March 8, 2010 Garaad Cabdullaahi Garaad Soofe ayaa war uu maanta soo saarey ku sheegay in uu gebi ahaanba isaga baxay wadahadalkii ka socdey Buurawadal kawaas oo u dhexeeyay Isimada Sool, Sanaag iyo Cayn, waxaana shirkaas looga arinsanaayey sidii loo dhisi lahaa gudi khusuusi ah oo beesha hogaamiya. Garaad C/laahi Garaad Soofe, Garaadka Beesha Axmed Garaad ee (***********) waxa uu qoraalka uu soosaaray ku xusay inuu ogaysiinaayo Beesha *********** iyo Beelaha kale ee Soomaaliyeed iyo kuwa uu Garaadka u yahayba in uu la socod siinaayo inuu ka baxay shirkii ka socaday Buurowadal kasoo lagu dhisi lahaa Gudiga Khusuusiga ah Ka bixitaan kaan uu ka baxay shirka ka lagu dhisaayo Khusuusiga ayaa Garaad C/laahi Garaad Soofe Waxa uu ku micneeya in la dhinaca maray sharcigii Isimada ay horay u dhigteen ayna marin habaabiyeen dad dano gaar ah leh islamarkaan aan beesha dhulbahanta loogu ayan waxa dan ah u ah Garaad C/laahi Garaad Soofe ayaa sidoo kale qoraalkiisa ku cadeeyay in ay wada tashi sameeyeen Cuqaasha,Odayaasha,Aqoonyahanada,Siyaasiyiinta Beesha Axmed Garaad ay go’aan sadeen inay isaga baxaan shirka ka socad BuuroWadal ee lagu dhisi lahaa gudigii khusuusiga islamarkaan beesha Axmed Garaad uusan khusayan waxa kasoo baax shirkaas Dhawaan ayay ahayad markii ay isamada Beesha Dhulbahanta ay shir balaaran isgu yimaadeen kasoo ay kaga wada hadlayeen sidii ay u mideyn lahaayeen aragtidooda ku aadan dib u xoreynta dhulka maqan, hogaan mideysana loo samayn lahaa. Maxamed Saciid Yuusuf Wakiilka Horseed Media Ee Garoowe Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 9, 2010 woow this is big blow garaad soofe duuran wa garaadka reer Buhoodle Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cowke Posted March 9, 2010 War Murtiyeed: Shirkii Buuro wadal March 8, 2010 Waxaanu aad uga xunahay, kana warwarsanahay, sida loo majara habaabiyey ujeedadii Shirka Beesha ee ka socday Bura-Wadal. Is la markaana waxaa si buuxda u taageersnahay go’aanka taariikhiga ah ee uu qaatay Garaadka beesha Ahmed Garad-Garaad Cabdulaahi Garaad Maxamed . Isla markaana, waxaanan marnaba ka raja go’aynin; Isimadda kale ee beelaha SSC , inay si miyir leh, uga fiirsan doonaan danaha guud, raacina doonaan toobiyaha san. Mar labaad waxaan ku celinayaa, sida daweynaha SSC ,uga xunyihiin sida loo tusma habaabiyey ujeedadii shirka beesha. Wabilaahi Towfiiq, Cabdixakim C. X.Cumar Camay(Baabul) Bura-Wadal, G.Sool, Somalia Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 9, 2010 Hmmmmm ,, Interesting ... Quote Share this post Link to post Share on other sites