Emperor Posted October 20, 2007 Reer Maakhirow maad shidada iska daysaan, the latest incident in Bosaaso was very tragic and indeed shocked many Planders, Puntland's Admin isn't in great shape and faces condemnation from all corners from Galkayo to Basaso, Garowe and L.A among many mistakes the biggest was mishandling the L.A issue... Marka tan Bosaaso kadhacday waa mid siyaabo kale looga xaaltamo ee ma ahan mid ubaahan in labeeleeyo least of all at this moment in time ( hadii aydnaan lahayn waaba jaanis waqtigan )... Marka nimankiina SOL kujira idinka Propaganda war-ka bal iska dhaafa oo shidada yereeya meeshaan reera ama Maamulo isku duulaaya majiraanee . Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted October 20, 2007 ^^Waan kugu raacsanahay Emperor. Shiddada in la sii huriyo uma baahna. Waxay u baahan tahay in siyaale kale wax lagu xalliyo. Nimankan la haysto ee sheekadu ka soo bilaabatey, sidii sidayn lahaa in ay Odayaasha ka shaqeeyaan ayey maslaxadu ku jirtaa wallee. Rabshada reer Boosaaso ama reer Puntland oo dhan ma wadaane waxaa wada Cade Muse. Waxaana haboon in isaga sidii dadka looga badbaadin lahaa lagu dadaalo waa hadii xal waara la doonayo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hunguri Posted October 20, 2007 Emperor saaxiib laakiin dee (Nabaadiina xidhkii ayay soo dhaaftay ) ma maqli jirtay. Reer miyyigu inay baadidooda iyo xoolahooda nabaadiina xidh u samayn jirin. Adigu Miyyi xoolo kuma raacin ayaan filayaa. Ama Geel kaama lumin. Marka Wax qiima baddan lummaan Nabaadiina xidh iyo Alam tara ayaa lagu akhriyaa. Dee hadda xaalkii waa Alam Tarana soo dhaaf. Balse, xalkeeda u wanaagsan wuxuu ku jiraa wax basiid ah. Waa Cadde oo iska taga, that is it !! Nothing less than an impeachment. He is a traitor! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted October 20, 2007 Paragon, I Absolutely agree, many Plander are in fury fuming with rage against Adde's Admin, they have to go sooner than later... wayna is garteen laftooda and leave soon waa inta laga gudbaayo xaaladaha lagu jiro. Hunguri , hadaan wax yar kula kaftamo idinka horta waadba naga go'odeena maxaad shidada nagula dhex jirtaan , hadiise dhalinyaro dhalashada wadankiina haysta la qabtay ama xataa ladilay idinkana maad dhalinyaro qabataan waayo waligay ma maqal duulaan laba wadan oo qaabkaa oo kale udhaca .... Sxb Cade Muse waad saad sheegtay isaga kaliyna ma ahee inta kujirta Maamulkiisaba waa inay tagaan, Madaxwayne ayuu ka yahay meesha taa ayaa lagu qadarinayaa balse waqtiga markuu udhamaado wuu tagayaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted October 20, 2007 Emperor waa sax, wax ay nabad ku dhanto ma leh, dhibkanin waa iska degi? ogowse dee nin yahow mesha xaqdaro badan baa jirtay, arinkan boosaaso waa laga wayn yahay,oo waa rimo badan oo isa soo gaadhay, Cadde maaha in u ku amar taagleeyo Pundland oo asaas ahaan inaga wada dhexaysay, hadase laga socey, iyadoo ku fiirsigi xaq darada badan u ku hayay Reer maakhir aan cidina ka hadlin,(Aamusku waa nooc ka mid ah yeelitaan) Dee Maakhir baaba hada dhalatey, oo Maamul lama wadaago, laakin marnana daris wanaag/ iyo wada nolaashihii meesheedii weeye waana in la dhowraa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted October 20, 2007 ...iyadoo ku fiirsigi xaq darada badan u ku hayay Reer maakhir aan cidina ka hadlin,(Aamusku waa nooc ka mid ah yeelitaan) Dabshid, ku fiirsiga mar ay xaajo talax tagtey ayaa la eedaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hunguri Posted October 20, 2007 Emperor , saaxiib dee Maakhir waa a clone of Puntland. Maakhir was born right over the 9th anniversary of Puntland . Markaa raggu makala tagine. Waa halkii Somalidu odhan jirtay. Geel jire Geela waa wada jirtaa waana kala jirtaa. Maakhir waa a peace and parcel of Somalia. Waxaa soo hadhay inamadan xaalkooda. Arrinkaas waxaa halkaa geeyey maamul xumo. Warka iyo hadalka meeshiisaa loogu tagaa! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Koora-Tuunshe Posted October 20, 2007 Nimanyahow xaqiiqda meesha taala waxay tahay in Cade Muuse uu dhabar jab ku yahay beelaha walaalaha jiritaankooda..... Nimankaan colaadoodana waxay muujiyeen waqti dadka uu saan saan colaadeed ku jiro ayay aarsi iyo maalaa yacni bilaabeen. Waxa kaliya xal lagu heli karo waa in wiilasha maalin walba la qabanaaya oo la odhanaaya waa ALshabaab in la joojiyaa... Taasi line shaqal ah qof walba ay ku soconeyso ma aha ileen waa inagiiye.... hadii kale yaaanan la eedin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wigad Posted October 21, 2007 So it was Puntland vs Somaliland and now its (Punt"administration" vs Land"people" )vs Somaliland odds are not looking very good for Puntland i guess the plan for the recapturing of LA will have to be put on hold if the capital itself is in trouble. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 21, 2007 Imikay odhan doonaan Somaliland baa Bosaso weerartay ,,,,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites