Cowke Posted October 6, 2009 Kampala:War deg deg ah :Exculisive AllPuntland Yuusuf Indhacade oo lagu afduubtay magaalada Kampala 6. oktober 2009 Kampala(AllPuntland)Warar goor dhaw ay ka heshay shabakada wararka AllPuntland magaalada Kampala ee dalka Uganda ayaa sheegaya in kooxo bistoolado wataa ay ka afduubteen xaafada Kizenyo ee magaalada Kampala wasiiru dawlaha gaashandhiga Soomaliya Yuusuf Indhacade oo maalamahan safar ku joogay magaaladaas. Yuusuf Indhacade waxaa afduubtay rag madow ah oo u dhashay dalka Uganda waxaana ay labisnaayeen dhar cad , waxaa lagu horgeeyey gaari uu watay oo nuucyada yar yar ah gaari kale kadibna waxaa lagu hansaab gareeyey laba bistoolo oo ay kooxahaa wateen. Xaalada ayaa aad u kacsan , waxaana hadal heynta Kampala ah caawa afduubka Yuusuf Indfhacade. Indhacade waxaa uu u joogay Kampala salaan uu soo salaamayey ehelo iyo xaasas ka dagan Kampala sida AllPuntland ay telefoonka Kampala ugu sheegeen dad ay xigto yihiin oo jooga Kampala. Wixi ku so kordha kala soco AllPuntland xafiiskeeda Muqdisho Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mr. Somalia Posted October 6, 2009 ^^ If this is true--then, madaxa ha loo xiiro kalabka! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cawaale Posted October 6, 2009 Originally posted by Cowke: waxaa lagu hansaab gareeyey laba bistoolo oo ay kooxahaa wateen. ^ :confused: Quote Share this post Link to post Share on other sites
ANTARA Posted October 6, 2009 ^ i think handsaab = hands up Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cowke Posted October 6, 2009 Wasiirkii Gaashadhiga DKMG ah oo Kampala lagu afduubey. By Somalimirror on 6 Oct, 2009 10:59 PM in Main, Wararka Warka deg dega ah ee laga helayo caasimada Dalka Uganda ee Kampala waxay sheegayaan in Caawa halkaa lagu afduubey Wasiirkii arimaha Gaashandhiga ugu qaabilsanaa DKMG ah ee Sh Shariif hogaaminayo, sida uu baahiyay Kanalka Al-jazeera qeybiisa Carabiga. Ma cadda ilaa iyo hadda cida afduubka wasiirka ka danbeysay, sidoo kale ma jiraan wax hadalo ah oo ka soo baxey dhanka DKMG ah iyo Uganda midna. Wasiirka oo lagu magacaabo C/lla Boos Axmed, ayaa afduubkiisu waxa uu war naxdin leh ku noqonayaa Mas’uuliyiinta sar sare ee DKMG ah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted October 6, 2009 lol...If this is true...toloow maxay madax-furasho u weydiisan doonaan? Dad Soomaaliya uga afduuban in loo sii daayo? Lacag? Ma siyaasad baa...Insha Allaah looba joogee waxay noqoto! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cawaale Posted October 6, 2009 ^ Way jirtaa oo waa sax in la afduubay ama lala baxay Indha-cade, waxaa arintaas cadeeyay Safiirka xukuumada shariif ee Kampala. Wali ma hubaan waxa dhacay iyo qaabka ay u dhaceen, laakin waxay leeyihiin Dowlada gacanted auu ku jiraa, waana dowladda Uganda Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted October 6, 2009 Lama hubo. Weli xaqiijin ayaan sugeeynaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cowke Posted October 6, 2009 http://www.kismaayonews.com/pageView.php?articleid=1317 Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted October 6, 2009 ^^ Universal TV say he's in the hands of the Ugandan government now. Wale Indhacade is the only Somali celebrity the whole horn has. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted October 6, 2009 Sharif baa xiray baa laga yaabaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
MZanzi Posted October 6, 2009 Originally posted by Mr. Somalia: ^^ If this is true--then, madaxa ha loo xiiro kalabka ! war ninyoho xaasid sanidaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaruuri Posted October 6, 2009 Muqdisho, October 06, 2009 (WDN) - War goor dhow naga soo gaaray magaalada Kampala ee xarunta dalka Yugandha ayaa sheegaya in lagu qafaashay caawa magaaladasi wasiiru dowlaha gaashaandhiga ee dowladda kmg ah ee Soomaaliya Sh. Yuusuf Maxamed Siyaad "Indha Cadde." http://wardheernews.com/News_09/October/06_Indha_Cadde.html Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted October 6, 2009 Our thoughts and prayers at this time are with hapless Sharif Hotel and his government that is on a daily basis setting the standards for incompetency and has been a source of amusement for us all. Quote Share this post Link to post Share on other sites