Sign in to follow this  
Jacaylbaro

What Happened in Awdal

Recommended Posts

Around 200 armed men have secretly landed at one of the coastal areas near Zeila then moved towards the mountainous areas on their way to the Ethiopian border at Xariirad town.

 

The Somaliland security forces came to know this after two days and moved towards the area. They reached the militia men at Xariirad area just when they were close to the border. The military and police forces confronted the militia and arrested two of them so far. They also arrested the transportation they used, the drivers and some others believed to be helping them in this mission.

 

The Ethiopian military forces moved towards the area and closed their border at Xariirad area restricting any movements towards Ethiopia and searching all the vehicle movements.

 

After the Somaliland's confrontation with the militia, the police seized weapons, chemicals, documents and other materials. The initial investigation shown the group has been trained in Eritrea and have been on their way to Ethiopia to fight against the government. Documents seized during the first attack shown training materials, handbooks, Eritrean currency and others. It was also shown that the group is part of ONLF trained in Eritrea.

 

It seems that Eritrea has been trying to use this vast area to smuggle people and weapons into Ethiopian territory to continue its proxy war int he region. This time they tried to use Somaliland territory but it seems that mission impossible failed at least for now.

 

The Somaliland forces are now surrounding the militia in two different fronts and said they will conclude the operation within two days.

 

Investigation also shown that some local men have been helping those groups from the beginning. Without an inside help this wouldn't be happening right now.

 

So chill out ladies and gentlemen .... waxay ahaayeen uun niman rabay inay gudbaan oo la ogaaday laguna hareeraysan yahay. Maalmaha soo socdana arrinkaas wuu dhamaan doonaa IA.

 

The weakness in the new government is that they couldn't get that information before it is happening ,,, they came to know this after they landed in the coast and they almost reached their destiny. They should reform the intelligence and do it better next time.

 

 

This is JB reporting from the ground ..... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

They also arrested the transportation they used

Nonsense as usual, also how did they arrest two men out of 200, without a fight? :D

Garbage JB, you have a problem in your hands adeer.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Anyhow adeer I think the Awdalites need to be given their rights.

 

Its abusrd to blame the ONLF for whats a local problem...

 

Keep us posted, this is a big problem, what if 200 more men land tommorrow? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

ONLF rebels from Eritrea surrounded by Somaliland forces

Published 09/13/2010 - 8:23 p.m. GMT Somaliland Interior Minister Dr. Mohamed Abdi Gabose said around 200 ****** National Liberation Front (ONLF) fighters have been trained in Eritrea and sent over the border for battle in Ethiopia.

 

 

He said after "around 200 heavily-armed men in Zeila... trained and armed in Eritrea" crossed the border, Somaliland security forces surrounded the rebels. Accorrding to the minister, his forces are being supported by Ethiopian and Djiboutian army units.

 

Eritrea has been accused by the UN for arming insurgents in Somalia, Djibouti and the ****** region to weaken the Ethiopian and Djibouti governments.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

National Liberation Front (ONLF) fighters have been trained in Eritrea and sent over the border for battle in Ethiopia.

Now this is from your own source yaa Duke ,,,,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Jacaylbaro:

quote: National Liberation Front (ONLF) fighters have been trained in Eritrea and sent over the border for battle in Ethiopia.

Now this is from your own source yaa Duke ,,,,,
No adeer its from your Minister of Interior.

I am just thinking the people of Awdal have had enough, theere needs to be dialogue between the SNM and the brave people of Awdal.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xukuumada siiraanyo oo gobolka awdal ku tilmaantay inay joogaan rag argagixiso ahi, si ay u hagaajistaan xidhiidhka sii xumanaya ee u dhexeeya Somaliland iyo Ethiopia.

Aragtida Dadweynaha :

 

Waxa aanu shiki ku jirin in maanta caalamka waxa kaliya ee lagaaa dhagaysan karaayi ay tahay marka aad ka sheekaysid mashruuca “war on terror” ama ladagaalamka argagixisada, kaasi oo noqday maanta mashruuca ugu lacagta badan leh aduunka uguna khasaaraha badan leh maadaama ay malaayiin qof ee muslim ahi ku waaayeen nafahoodii.

 

Maanta wasiirka arimaha gudaha ee Somaliland maxamed cabdi gaboose waxa uu ideecada BBC da ka sheegay inay ku haraaaraysan yihiin 200 oo askari oo ku dhuumanaya buuraha silsilada maarimaar ee u dhaxaysa degaanka balaadhan ee lughaya ilaa saylac, isaga ooku daray in doonyo hub casri ah sida ay kala soo dageen xaabtaasi balaadhan ee awdal, hubka qaar ka mid ahna ay hayaan qaarna ay galeen gacanta nimanka argagixisada ah ee ku dhuumaalaysanaya buuralayda gobolka awdal,wasiirku waxa uu raaciyay hadalkiisa inay ciidamada Ethiopia ay ilaashadaan xadka ay la leeyihiin gobolka awdal sidoo kale ciidanka jabutina ha ka foojignaadaan xuduudka dheer ee ay la leeyihiin gobolka awdal si ayna argagixisadu u soo galin dhulkooda hana iska kaashadaan xukuumaduhu la dagaalanka argagixisada.

 

Su’aalaha is waydiinta mudani waxa weeyi

 

1.waa maxay argagixisadan joogta gobolka awdal ee ay xukuumada cusub ee siilaanyo ku aragtay mudada labada bilood ah ee ay xukuumada ina rayaale ku arki wayday sideeda sanadood?

 

2.maxaa isku beegay xidhiidhka sii xumanaya ee u dhexeeya Ethiopia iyo Somaliland, iyo qaylo dhaantan ah in argagixiso ka dilaacday gobolka awdal si layskaga kaashado?

 

3.waa maxay u jeedada argagixisadu ay u doortee G/awdal una dooran waayeen gobolada kale?

 

4.argagixisadan la sheegayo ma rag isir ahaan ka soo jeeda G/awdal baa?

 

5.todobadii wasiir ee gaboose ka mid ahaa ee Ethiopia ku eedaysay inay gacan saar la leeyihiin argagixiso islaamiyiin ah, markii ay maalintab dhawayd shirka jaraayid ku qabteen hargaysa ma dhici kartaaa hadalkan maanta gaboose yidhi mid ay isku baraxayeen masuuliyiintaasi si ay Ethiopia dacwadaha uga khafiifiso?

 

6.xukuumad kasta oo ay madax ka noqaan beesha dhexe maxay gobolka awdal ugu sheegaan inay argagixiso dagan tahay, sidii ina cigaal uu horay u sheegay awdal (boorama) iyo sool ( laascaanood) inay nimanka itixaaadka la yidhaahdi dagan yhiin?

 

7.dhibaato intee leeg ayay kala kulmi doonaan ganacsatada reer awdal dalalka jaarka ka dib markii gobolkooda lagu sheegay argagixiso?

 

Su’aalahaasi iyo kuwo kale oo badan waxa ay ka dhex guuxaysaa maxada siyaasiyiin,aqoonyaahno,iyo waxgarad badan oo ku abtirsada gobolka awdal.

 

Xaqiiqdii mashruucani uu maanta gaboose ku dhawaaqay waxba kama duwana kii uu madaxwaynaha puntland c/raxmaan faroole uu Ethiopia kaga soo qaatay hubka iyo lacagaha isaga oo sheegay in buuralayda silsilada golis ay soo galeen niman argagixiso ah si ayna Ethiopia iyo wadamada jaarka ugu fidina uu halkaasi ku baaabi’inayo.

 

Waxa aan ka war haynaa in maalmahan fooda inagu soo haya siiraanyo looga yeedhi doono caasimada Ethiopia ee addisababa si su’aalo looga waydiiyo qaar ka mid ah golihiisa wasiirada oo looga shikisan yahay inay la shaqeeyaan argagixiso.si hadaba loo helo agende uu siiraanyo la hor tago raysal wasaare males ayaa loo abuuray mashruucan,

 

Waa wax iska dabiici ah hadii xukuumadi aragto gobolada qaar kood oo saluugsan qaabka saami qaybsiga kuraasta amase looga shikiyo mucaarad ahaan in la cabudhiyo laguna sheego wax aanay ahayn.

 

In xeebaha gobolka awdal lagu tilmaamo dhul argagixisadu hubka kala soo dagto,ku tababartaan kuna dhuuntaan waliba warkaaasi laga shaaciyo ideecada ugu dhagaysiga badan leh aduunka waa BBC dee waa arin war warkeeda iyo walbahaarkeeda leh.si dadban iyo si toos ahna waa ay inoo saamayndoontaa waayo maanta xeebaha gobolka awdal waxa dhex mushaaxaaya waraakiib ay leeyihiin wadamada ugu awooda badan leh aduunka sidoo kale ciidamada ethiopiana waxa laga yaabaa ina fara galin toos ah ku sameeyaan magaalooyinka gobolka.

 

Arimahani argagixisada waxa badanaa siyaasiyiintu u adeegsadaan marka la rabo in gobol dhaqaale ahaan,waxbarasho ahaan,horumar ahaan, siyasad ahaan iyo sumcad ahaanba loo curyaamiyo.

 

Ugu danbayn arinkani waa inay ka hadlaan odoyaasha iyo aqoonyaaanada gobolku inta ayna arini faraha ka bixin eena diyaaradaha iswada iyo hubka maraakiibta dagaalka ka dhaca aan lagu rushaynin degaanka buuralayda ah ee loo calaamadeeyay reer galbeedka.

 

Guuleed omer mead

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

Now I wonder if JB is a neutral source, I am pretty sure you will never make your gov't look bad. So there is your verison, the gunmen's version and then there is the truth.

 

I love the picture of one dirty rifle! lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hargaysa oo caawa cabsi lagu seexday

 

Wasiirka arimaha gudaha gobolada waqooyi Galbeed Dr: Maxamed Cabdi Gaboose oo ka soo jeeda Beesha Damal Yoonis ayaa maalmo ka hor dagaalka ka socda magaalada Galgala ee Gobolka bari maamul goboleedka Puntland wuxuu u arkaayey in labo isku mid ah ay isku dilayaan isaga oo sheeegay ninka ay degaanka isku hayaan(Galbeedka Gobolka Sanaag) laguna magcaabo Maxmed Atom ay dani ugu jirin Beesha Isaaqa in uu guulaysto.

 

Maamul Goboleedka Gobolada waqooyi(SNM) ayaa maanta waxa la arkaayey dad badan oo ka baxaayey magaalada Hargaysa iyaga oo u sii jeeda dhinaca Gobolka Togdheer iyaga oo cabsi iyo argagax ka qaaday Ciidan la sheegay in ay soo galeen galbeedka gobolada waqooyi gaar ahaan inta u dhaxaysa Lughaye iyo Saylac

 

Madaxweynaha goboladaas ahaana Gudoomiyihii hore ee jabhadii SNM Siilaanyo oo uu ku dhacay cudurka Alzheimer's disease oo ah mid kaa qaadaya xasuusta oo aadan xitaa garanayn xitaa dadka cid kuugu xigta ayaan la arag kana hadlin dhacdadan maanta isaga oo maalmihii danbeeyey ahaa mid aan xasuustiisu fiicnayn oo markii Geel loo heesayo ayuu Geenyo u heesayey

 

Jabhadan SNM oo ahaa kuwa ka ganacsan jiray Raga iyo dumarka ku nool Gobolda waqooyi oo ka soo jeeda Somali galbeed iyaga oo u dhiibi jiray Itoobiya si ay uga helaan xoogaa shilimo ah ayaa cabsida ugu weyn oo ay qabaan tahay in gudaha gobolada waqooyi ay noqdaan meel ay ku dagaalamaan Jabhada xoraynta soomaali galbeed iyo Itoobiya iyada oo jabahada SNM awood ciidan lahayn hase ahaatee dalban doonta kaalmada Itoobiya.

 

Maamulka Gobolada waqooyi(SNM) ayaa ahaa mid hurinaayey dagaalka ka socda Koonfurta Soomaaliya labaatankii sano oo u danbaysay iyada oo Siyaasiyiinta goboladaa iyo Bulsho badan oo ka soo jeeda goboladaas aaminsan yihiin in dhibka Beelaha Koonfureed oo sii kordhaba ay soo dedejin doonto ama soo dhowayn doonto aqoonsiga waxa loogu yeero Land waana arinta keentay in hubka ugu badan oo koonfurta Soomaaliya lagu dagaalamo uu ka soo dego dekada Berbera.

 

 

Allsanaag.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

The weakness in the new government is that they couldn't get that information before it is happening ,,, they came to know this after they landed in the coast and they almost reached their destiny. They should reform the intelligence and do it better next time.

One thing the Udub government did a really superb job about was the security of the country. UDUB was no-nonsense about the security of the country.

 

Instead of fixing the wrongs and correcting mishaps, President Ahmed Siilaanyo recently disbanded the informal regional security council - the apparatus which acted as the ears and arms of the government in the country side and beyond.

 

Now, that Somaliland is shaken and is in danger of becoming a 'monsters' path' (wado halaq mareen)... hence Kulmiye Party need to beef up their security credentials.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this