Gabbal Posted January 19, 2007 Ciidamada Somaliland Oo sooweeraray M/weyne Ku Xigeenka Puntland Ahna ku simaha (Laascaanood}18.1-07 War Deg Deg Ah:::::::: Ciidamada Maamulka Labaxay Somaliland Ayaa weerar kusoo qaaday Madaxweyne ku xigeenka puntland Xasan Daahir Afqudhac oo haatan ku sugan degmada uu kasoo jeedo ee Xudun..................................... Sida Ay noosheegayaan ilo war gal ah oo kusugan degmada xudun madaxaweyne xigaha Puntland mudane Xasan Daahir Maxamuud Oo haatan ku sugan degmada xudun ee gobolka sool ayaa waxaa dhinaca waqooyi galbeed kasoo weeraray ciidamada Milateriga ee maamulka labaxay somaliland. Boqolaaal Ciidamada Lugta ah ee maamulka labaxay somaliland ayaa lagu arkayay galabta deegaamada ku hareeraysan degmada xudun ciidankaas oo lasheegay inay kusii jeedaan gudaha degmada halkaas oo uu haatan ku sugan yahay xasan daahir afqudhac madaxweyne ku xigeenka maamul gobolledka puntland. Israsaasayn aan lasheegin wali khasaaraheeda ayaa lasheegay in galabta makhribowgii laga maqlayay agagaarka degmada xudun. wararkii ugu danbeeyay ee aanu kahelno jiida hore ee magaalada laascaanood na waxaa lasheegay in ciidan xoogan oo isla maamulka labaxay somaliland ah halkaasi lasoo duldhigay kuwaas oo haatan diyaar ah Dhanka kale ciidamadii maamul goboleedka puntland ee horay ugu sugnaa aaga ay labada ciidan isku horfadhiyaan ee kudhow Abeesaley oo waayadanba cutubyo ciidamo ah laga soo kaxeynayay si ay uga mid noqdaan ciidamada dowlada Somalia ayaa lasheegayaa in haatan la xoojiyay. magaalada laascaanood waxaa laga diyaariyay 15 gaadhi oo tikniko ah laguna xoojinayo ilaalada madaxweyne ku xigaanka ahna ku simaha madaxweynaha puntland xasan daahir afqudhac. Wafuuda joogta Degmada Xudun Oo Uu Horkacayo Madaxweyne Ku Xigeenka ayaa waxaa kamid ah Wasiiro iyo Wasiiro ku xigeeno Taliyayaasha ciidanka iyo waliba masuuliyiinta gobolada oo uu kamid yahay Ibraahim Jaamac Daad Gudoomiyaha Gobolka soool ........................ Liibaan Jordan Widhwidh Online News Desk.... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted January 19, 2007 dagaal qadhaadh oo hada ka bilowday degmada xudun Warkii 18-Jan-2007 iyo Qormadii: axmed c/laahi war hada naga soo gaadhay degmada xudun ayaa wax uu sheegayaa in uu dagaal qadhaadh uu kabilow day hada dagaalkaas oo u dhaxeeya maamul goboleedka Puntland iyo maleeshiyaad ka Daahir Riyaale. dagaalkan ayaa waxa uu kadan beeyay kadib markuu madaxwayne ku xigeenka xasan daahir afqudhac iyo wafdi uu hogaaminayo ay tageen aagaas oo in dhawaaleba ay qas siyaasadeed ay kataagnaayeen. dagaalkan ayaa ah mid habeenimo bilowday saa daraadeed aan la ogayn wax uu qasaare gaysatay wax wara laga mahayo oo dhaba dagaalka xaalkiisa iyo qasaaraha dhabta ah wixii kasoo kordha dagaalkan waxaanu idinkala soo socodsiindoonaa wararkayaga kale kala soco wixii kasoo kordha afnugaal.com afnugaal.com axmed c/laahi Quote Share this post Link to post Share on other sites
Castro Posted January 19, 2007 My money is on Somaliland. Zenawi like's Riyaale better than Cadde. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted January 19, 2007 Castro, how fast did you come out of hiding? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wisdom_Seeker Posted January 19, 2007 lol, my bet is on Puntland. Gedi is relatively close to Zenawi. Now with the new collaborator Zenawi has in Southern Somalia he has little use of Riyaale. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Castro Posted January 19, 2007 ^ Riyaale can drop it like it's hot. Can Cadde or Geedi do that? HA, you missed the message in my words. Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted January 19, 2007 ^Geedi can, I thought he already did. Anyways, hopefully this news isn't so true,we can't have another conflict in that area. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted January 19, 2007 Originally posted by Castro: HA, you missed the message in my words. The one you wanted me to get that is. Quote Share this post Link to post Share on other sites
SomaliThinker Posted January 19, 2007 i hope this story is not true no need for more blood especailly in the north Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted January 19, 2007 For me, I have to worry about somaliland & xabashis occupying adhicadeeye, before I deal with the xabashis in Mogadishu Quote Share this post Link to post Share on other sites
SomaliThinker Posted January 19, 2007 Garaad Caanood, that issue you dont have to worry about my brother lool. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted January 19, 2007 Why brother? we want freedom as well lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
SomaliThinker Posted January 19, 2007 Ethiopia occuppying land is slim the AU wont allow it. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted January 19, 2007 You didnot explain Quote Share this post Link to post Share on other sites
Lake Posted January 19, 2007 All the Somalilander overseas...Are raising money for the army as we type away lol. Invaders will be dealt with Quote Share this post Link to post Share on other sites