Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland President Siilaanyo sacks Col Maxamad Cismaan Xudhuun

Recommended Posts

Madaxweyne Siilaanyo oo ina Xudhuun ka qaaday Xilkii Taliyihii Xeebta Galbeed iyo Dareenada ku xeeran

 

Waxa uu u Magacaabay Abaanduullaha Aaga Barri ee Ciidanka Qaranka

 

Hargeysa (Waaheen) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamud “Siilaanyo”, ayaa bedelay Taliyihii Ciidanka Qaranka ee xeebta Galbeed col. Maxamed Cismaan “Xudhuun”, oo muddo ku dhaw toddoba iyo toban sano ah xilkaasi hayay, waxaanu u magacaabay Abaan-duulaha aaga Bari ee Ciidamadda Qaranka Somaliland.

 

Waxa kale oo uu Madaxweynuhu u magacaabay jagadaas uu ka bedelay Xudhuun Yuusuf Iimaan Diiriye “Yuusuf gaab” oo hore u hayay Maamulka lacagta ee Taliska Guud isagoo Abaan-duulaha Ciidamadda Xeebta Galbeedna ka dhigay Guray Gabaray.

 

Isku bedelka uu Madaxweynuhu isku bedelay saraakiishan ciidamadda ayaan ilaa hada shaacin balse waxa sidaa noo xaqiijiyay ilo lagu kalsoon yahay oo ku dhaw dhaw ciiddamadda

 

Talaabada Madaxweynuhu ku bedelay taliyihii aaga xeebta Galbeed ee ciidamadda ayaa ka dhalatay talaabadii ay Maleeshiyo ONLF ahi kaga soo degtay xeebahaasi, taasoo tan iyo wakhtigaa ciidamadda iyo xukuumaddaba ka dhex aloostay muran la xidhiidha masuuliyad darada Somaliland kala soo gudboonaatay oo beryahanba xalkeeda lagu jiray

 

Inkastoo warar shalay aanu ka helay Madaxtooyadu ay sheegeen in Taliyaha Ciidanka Qaranka Nuux Ismaaciil Taani iyo Taliyiha la bedelay col. Xudhuun lagu heshiisiiyay Madaxweynaha hortiisa.

 

Hadana waxa ay sababtay arrintaasi in la bedelo Taliyihii xeebta Galbeed ee Ciidanka Qaranka si loo so af-jaro khilaafka ragaadiyay dantii Qaranka ee u dhaxeeyay labada Taliye, taasoo sida la rumaysan yahay dayacnaanta tirada iyo tayada ciidanka sababtay, sidii uu xaqiijiyay Guddoomiyaha Guddidii xaqiiqo raadinta Axmed Xaaji Cali Cadami oo ah Wasiirka Gaashaandhiga

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxweyne Siilaanyo oo ina Xudhuun ka qaaday Xilkii Taliyihii Xeebta Galbeed iyo Dareenada ku xeeran

Hargeysa (OWN)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamud “Siilaanyo”, ayaa bedelay Taliyihii Ciidanka Qaranka ee xeebta Galbeed col. Maxamed Cismaan “Xudhuun”, oo muddo ku dhaw toddoba iyo toban sano ah xilkaasi hayay, waxaanu u magacaabay Abaan-duulaha aaga Bari ee Ciidamadda Qaranka Somaliland.

 

Waxa kale oo uu Madaxweynuhu u magacaabay jagadaas uu ka bedelay Xudhuun Yuusuf Iimaan Diiriye “Yuusuf gaab” oo hore u hayay Maamulka lacagta ee Taliska Guud isagoo Abaan-duulaha Ciidamadda Xeebta Galbeedna ka dhigay Guray Gabaray.

 

Isku bedelka uu Madaxweynuhu isku bedelay saraakiishan ciidamadda ayaan ilaa hada shaacin balse waxa sidaa noo xaqiijiyay ilo lagu kalsoon yahay oo ku dhaw dhaw ciiddamadda

 

Talaabada Madaxweynuhu ku bedelay taliyihii aaga xeebta Galbeed ee ciidamadda ayaa ka dhalatay talaabadii ay Maleeshiyo ONLF ahi kaga soo degtay xeebahaasi, taasoo tan iyo wakhtigaa ciidamadda iyo xukuumaddaba ka dhex aloostay muran la xidhiidha masuuliyad darada Somaliland kala soo gudboonaatay oo beryahanba xalkeeda lagu jiray

 

Inkastoo warar shalay aanu ka helay Madaxtooyadu ay sheegeen in Taliyaha Ciidanka Qaranka Nuux Ismaaciil Taani iyo Taliyiha la bedelay col. Xudhuun lagu heshiisiiyay Madaxweynaha hortiisa.

 

Hadana waxa ay sababtay arrintaasi in la bedelo Taliyihii xeebta Galbeed ee Ciidanka Qaranka si loo so af-jaro khilaafka ragaadiyay dantii Qaranka ee u dhaxeeyay labada Taliye, taasoo sida la rumaysan yahay dayacnaanta tirada iyo tayada ciidanka sababtay, sidii uu xaqiijiyay Guddoomiyaha Guddidii xaqiiqo raadinta Axmed Xaaji Cali Cadami oo ah Wasiirka Gaashaandhiga.

 

source oodweynenws

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Well done siilaanyo waan ku racsanahay ariintan, it's clear as this hadaad kaso bixi waydiid shaqaadada your out of the door.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this