Juje Posted September 22, 2007 Raiisal wasaare Geeddi oo amar ku bixyey in deg deg xuriyadiisii loogu ceeliyo gudoomiyaha Maxkamada Sare Yuusuf Cali Haaruun Muqdisho Kulan ay maanta ku yeesheen golaha wasiirada xukuumada Cali Maxamed Geeddi loogana hadlaayey xariga gardarada ah ee lagula kacay gudoomiyaha Maxkamada Sare Yuusuf Cali Haaruun ayaa lagu goaamiyey in xuriyadiisa deg deg loogu soo celiyo gudoomiaya iyagoona sheegay in waxa lagu xiray ay yihiin kuwa qalad ah oo aan waxba ka jirin xarigiisa dad gaar ahna ay xirteen Waxa kale ay golaha wasiirada ku amreen in xilalka laga qaado xeer ilaaliyaha guud iyo ku xigeenkiisa waye ayey yiraahdeen in ay ku been abuurteen gudoomiyaha maxkamadaha Sare gudoomiyaha Maxkamada Sare Yuusuf Cali Haaruun Hadalka golaha wasiirada oo ku soo aaday xili uu jiro qilaaf gaamuuray oo u dhaxeye madaxweynah DFMG Cabdulaahi Yuusuf Axmed iyo Raiisal wasaare Cali Maxamed Geeddi . Waxaase hadda muuqata in xariga gudoomiyaha Maxkamada Sare Yuusuf Cali Haaruun ay ka danbeyaan ilaalada Madaxtooyada kuwaas oo masuulka ka soo qafaashay hooygiisa oo ku yaalo magaalada Baydhaba kadibna ku xiray xarunta danbiibaarista ee ku taalo KLM 4. Xariga masuulka gudoomiyaha Maxkamada Sare Yuusuf Cali Haaruun oo dadka intiisa badan soo xasuusisay xiligii dowladii Maxamed Siyaad Bare ee dadka leysaga xiri jiray iyagoon aan danbi soo galin Xafiiska wararka ee , Qaahira Masar Cairodayniilecom@hotmail.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted September 22, 2007 Which Court and judge sentenced the Chief-Judge? It'd be a curious thing to know . Quote Share this post Link to post Share on other sites
Allamagan Posted September 22, 2007 ^ have you ever heard of "all-in-one" something. Geedi's and Yey's offices are actually this type of all-in-one offices. Markaa halayaabin haddii xafiiska Geedi uu noqdo maxkamada sare, marna wa CID-da marna qoloyinka canshuuraha marna xafiiska madaxweynaha marna xafiiska police-ka. possibilities r endless..... Quote Share this post Link to post Share on other sites
rudy-Diiriye Posted September 22, 2007 lol.. looks yeey did it. some how he understand estimate this dude! its biting him back in reer end. wat a fool. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted September 22, 2007 Originally posted by rudy: lol.. looks yeey did it. some how he understand estimate this dude! its biting him back in reer end. wat a fool. Yeey is good at that he lives on 'reer-conflict', that is simply his best tool. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted September 23, 2007 Where is Duke? Quote Share this post Link to post Share on other sites
rudy-Diiriye Posted September 23, 2007 dukie is out tonite since he is massaging uncle tonite to relieve his pain!! loool.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ojelle Posted September 23, 2007 ^^Duke only comes when there is a "good news". Apparently the rift beween His uncle and Geedi is growing and it seems uncle Yey is loosing the plot! Quote Share this post Link to post Share on other sites