Maaddeey Posted May 5, 2010 ^Haatu, su'aashayda maad ka jawaabtid: A & T halkee buu rumor-ka ku faafinayey? Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted May 5, 2010 ^^ Hadaan fahmay waxay dadko o layhiin Maaddeey waa NG iyo A&T. War I'm now even starting to suspect myself. When I sleep, you sleep. When I wake up, you wake up. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 5, 2010 ^ ^ .... what should i say now .... twins ?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted May 5, 2010 ^^ Who? Me and Haatu? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 5, 2010 No, maadey of course ,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted May 5, 2010 Jacphar, waa' aan isku taxlujjin jiray inaan ku qanciyo waa jirtay, haddase damiinnimo & wax ay kaa tahay garan maayee, waxaan sheegayoba ma fahantid, malaha Shaydaan baa xarfaha dhexdooda wax kale kaa tusa, ka bul dheh adna! Maaddeey: Sxb hodhow yaan ku arkin adigoo su'aalo iyo axkaam culculus galaya. Aayad iyo xadiis waa adigii soo daliishan jirayee maanta waxaa ka jawaabi weydey la jiifiyaa banaan diinta waxay ka tiri. I don't think jahli iyo cilmi xumo kaa tahay balse waxaad diidan tahay kalmada xaqqa inaad isku oogtid korkaada. Islaamku wuxuu qabaa "qulil xaqqa walow kaana calaa nafsik." Koley kaa harey balse nafsadaada ka bilow. Culumada PL dambigooda lagu weydiin mahaa laakiin ceyda afkaaga waa lagu su'aali. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted May 5, 2010 Jaf-car, Adiga ma dembigeygaa lagu su'aali?. Su'aalaha qaabta daran baan necbahaye, mana i fahmeyside, bal si waadix ah u caddee meeshaan ku qaldamay & caayda aan sheegay, adoo evidence raacinaya, haddaan dhego adeygo oon xaqqa isku oogi waayo, ugu yaraan dadka dhan ha i wada arkeene!. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted May 5, 2010 ^Hadda iyo koow. Yaa dhintay yaa nool. Af-miinshaar waaxid. Boowe let's leave it there but keep in mind shareecada is not one way street. Intaas ha inooga filnaato. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted May 7, 2010 ^Wili ceyda ayaad isla-sii mahadinoysaa maraxoow. Maadaama aad wili ku indha-adag tahay, fur PMka anigaa ku tusaaya meeshaad ummada ku aflagaadeysayee. Nin Alle ka dhowrsan waayey dadka aragooda wax ma tareyso. PM isugu kaaya keen boowe. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted May 8, 2010 ^Meesha aan dadka ku caayey sow halkan maaha?, keen caayda!, halkanaan ciyaalasuuqnimadaada laga yaabanyahaye PM aa!, aqoon baase iigu kaa laaban. Talo: wixii aad PM-ka iigala kulantid ka dhigo ur signature!. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted May 8, 2010 Wee. Saanaa. Kamoon aqiyaarta. Saan waa laga haboonyahay, hala kala wareegsado. Quote Share this post Link to post Share on other sites