Mr. Somalia Posted May 4, 2010 ^ Then can you kindly humor us by providing a link to this Minister's condemnation of the Mosque attacks,which I admit he has every right to do so. Also, why do you think, Sharif Hotel could not bother himself to personally decry those attacks, after-all the Bakara market is right across from his home? Until then, unless you can proof of it being otherwise, I suggest you let me continue to insist that Puntland's Culima and leader were the only ones to have condemned those attacks-- whilst Sharif Hotel has remained silent about it. Better post your proof NOW, caanoboorelicious! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cowke Posted May 4, 2010 Madaxwaynaha Puntland oo soo gaaray magalada Bosaaso (Sawiro) Madaxwaynaha Puntland Dr. C/rixmaan Maxamed Faroolle iyo Wafdi la socda ayaa Maanta Galinkii danbe ka soo dagay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Bosaaso. Waxaa Madaxwaynaha soo dhaweeyay inta badan Golihiisa Wasiirada Maamulka Gobolka, kan degmada iyo qaar ka mid ah Bulshada Gobolka ku nool. Madaxwaynaha ayaa ka soo kiciitmay Magaalada Nairobi ee xarunta dalka kenya, halkaa soo in Muddo ah uu kulamo kula qaadanayay inta badan hayadaha daneeya arimaha Somaliya ,gaar ahaan Puntland. Dalalkii uu Madaxwayne Faroolle soo maray waxaa ka mid ahaa Kenya, Itoobiya iyo Jabuuti, Waxaana kullamadii uu soo qaatay ay ku saabsanaayeen kuwo lagu hormarinayo Mashaariicda Gobolka iyo la dagaalanka Burcad badeeda. Madaxwaynaha oo shir ku qabtay Madaxtooyada Bosaaso ayaa sheegay in uu la soo kulmay Masuuliyiin ka tirsan safaaradaha dalalkii uu soo maray intii uu Maqnaa ,Waxaana uu balan qaaday in Maamulkiisa uula dagaalami doono Burcad Badeeda. Waxaa kaloo uu Madaxwaynaha uu sheegay in wax laga xumaado ay tahay eedayntii ku aadanayd in Puntland iyo Burcad badeeda ay xiriir leeyihiin, isagoo sheegay in Caalamka arintaasi ay kala soo hadleen,isla markaana ay ka soo dhaadhiciyeen in Puntland ay dagaal adag kula jirto Burcadda. Ugu danbayntii Madaxwayne Farroolle ayaa Cambaareeyay qaraxii labo Maalin ka hor ka dhacay Suuqa Baakaaraha gaar ahaan Masaajidka C/dalle Shideeye,Waxaana uu ugu baaqay dhinacyada is haya in aysan ku dagaalamin Goobaha Cibaadada. Good to see the flag of puntland on the farole 4WD!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted May 4, 2010 Those claiming TFG failed to condemn the bakara suicide bombing, qudhooda cuqdad qaba. Cuqdadda noocaas oo kale ah is not how one gets ahead Ilaahow dadka daawee. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 4, 2010 Cowke sawirada aad so galisey , faroole muxu faraha la tag tagaya? Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted May 4, 2010 Originally posted by xiinfaniin: Those claiming TFG failed to condemn the bakara suicide bombing, qudhooda cuqdad qaba. Cuqdadda noocaas oo kale ah is not how one gets ahead Ilaahow dadka daawee. Ma aragtay? Lol war cad baa la beeninayaa meesha, Dahir Geelle baa si cad u cambaareeyay. Xitaa daahir aweys baa cambaareeyay and Mr. Somalia claims it was Mr.Faroole alone that condemned the barbaric crime committed in that masjid. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peace Action Posted May 4, 2010 Maadeey Its not shallow to point out inaad si hoose Soomaalinimada u dumineysaan, laba canleyn & yeysan wax idin dhaafin baa idinku haya mooyee mar horaa..., sida runtii ahna meesha Somaliya laga heysto waa la wada garan karaa, wixii uurka ku jirana afkaa dafa!. Saxiib war cadee xagee Soomaali laga haystaa. Let us hear al shabaab's version and don't go awol. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted May 4, 2010 ^^****** sheegayaa awoowe it's obviouis, waa arrimaha aan ku garto in saaxiibkay Aw Tusbaxle daaha gadaashiisa ku jiro Ilaahow ku daa [ May 04, 2010, 04:47 PM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ] Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted May 4, 2010 ^ Hadda ka hor, Shaakirullaah (raxmatullaah calayhi) ayaa post-gareeyey maqaal magac qabiil ku qoranyahay (dabcan, wuu xeeladeystay sidaada oo kale) lakin 2 ilbiriqsi kadib (little exaggeration)waa la remove-gareeyey. Tolow, Libaaxsankataabte suu yeeli doonaa?. Peace Action, difaaca tolka waa muqaddas haye?, iyagaa ka muhiimsan mashaakilka waddanka ka jira?. Let it go, sxb. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted May 4, 2010 Caddaaalad darradaad ku muducaysaa yaa script of xaaji ngonge, qabiil dhanna waad cayday Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted May 4, 2010 ^^ Xiino, anigu kaftanka waan kaa aqbalay lakin ciyaal PL ha igu dirin dee. Cawke has a list to bring out on the day of victory and I really don't want to be on it. P.S. Reer PL afkaygaan ku caayii laha hadaan doono. Nin reer Burcaaan ahay, birahaan cuna. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted May 4, 2010 ^^My bad xaaji NGONGE I should've said 'ya Script of Aw Tusbaxle'. Wixii carabi ku saabsan adaa leh, wixii qabiilo iyo muran baas ahna Aw Tusbaxlaa leh Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted May 4, 2010 Shimee magacaabida qabiil oo waliba kala gambasho lahayn loo baneeye on SOL? Waw, walaxaa iga dambeeye. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peace Action Posted May 4, 2010 Maaddeey saxib qofna ma aqbalayo in qabiil dhan oo shariif iyo shaikhba leh in wax aan jirin dusha laga saaro. Hadduuse hadalka Xiin kaa sheegay aad aaminsantahay, dee iska dhig shaarka wadaadnimada. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted May 4, 2010 Originally posted by Maaddeey: Its not shallow to point out inaad si hoose Soomaalinimada u dumineysaan, laba canleyn & yeysan wax idin dhaafin baa idinku haya mooyee mar horaa..., sida runtii ahna meesha Somaliya laga heysto waa la wada garan karaa, wixii uurka ku jirana afkaa dafa!. Which "runtii" are we talking about? Anigu waxaan jeclaa Maaddeey inuu ku daro aayad ama xadiis sidii horey looga yaqiin. Cudurka Ilaahey ha kuu ziyaadiyo Maaddeey. Cuqdad qabiil la bakhti. Kan asagaaba isu jawaabay. "wixii uurka ku jirana afkaa dafa" Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted May 4, 2010 ^Awalba Peace Action-ow shaar wadaadnimo iimaad oggoleyn -kaamana rabine-, is deji. Xiin Xiin intaad iska deysid, hadalkeyga waad aragtaye, caqligaaga kaasho. Quote Share this post Link to post Share on other sites