Xudeedi Posted September 25, 2010 KULAN WACYI-GALIN AH OO KU AADAN JAAMACADA MAAKHIR UNIVERSITY OO KA DHACAY MAGAALADDA BADHAN.+SAWIRRO -------------------------------------------------------------------------------- Kulan ay kasoo qayb galeen ururada haween ay ku jira hay'adaha ,bahda waxabarashada, bahda caafimaadka iyo dad aqoon yahano ah ayaa maanta lagu qabaty xarunta ururka haweenka ee Al-Nasar ayaa waxaa lagu lafagurayay sida ugu haboon ee Jaamcada Makhir iyo bulshada ay u wada shaqayn lahaayeen iyo dardargelinta jaamacada iyo ardayda ku xirmidoonta si yaabaha loo baahnayahay in looga dhiso dhinacyada ay jaamcadu xooga saartey. Kulankan ayaa waxa laysku raacay in la kordhiyo macalimiin tayadoodu aad u sarayso taas oo gundhig noqonkarta in lahelo arday la jaanqaadi karta kuliyadaha ay ku biirayaan. Fikrado kala duwan ayaa laysku waydaarsaday kulanka iyadoo macaliinta iyo bahda waxbarshadu ay soo bandhigeen qaabab aad loogu riyaaqay islamarkaana ay ku dheeehanathay khibrad iyo waaya aragnimo dheeraad ah. Sida laga warqabo jaamacada ayaa maraysa gebagebo dhinaca diyaar garowga iyo furitaankeeda oo lagu wado in albaabada loo furo horaanta bisha inagu soo fooleh. Arday tiro badan ayaa oo la diiwaan galiyey ayaa isu diyaarinaysa in ay ku biiraan jaamcadan ka curatay geyiga sanaag gaar ahaan magaalada Badhan. Somali Public Radio SPR.FM Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted September 25, 2010 Bless our mothers and sisters! Masha Allah and keep up the great work! Thank you Xudeedi for sharing! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xudeedi Posted September 25, 2010 ^ your welcome Nina Cadeey. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted September 25, 2010 Indhashareerka 'fashion' miyaa laakiin mise qoraxda la iskaga celinoyaa, waaba yaabanahee. Walaahi Soomaali si sahlan ayee isku badashaa. Waxaa xasuustaa indhashareer markee kaliya xiran jireen dumar dhif dhif oo Camuudiga ahaa oo asalkoodaba Carab ahayd oo Reer Shibis ahaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted September 25, 2010 Open up a new thread for the indha shareerka proliferation in Somali peninsula, the theme of this is for the engagement shown by these women Maakhir University. Quote Share this post Link to post Share on other sites