General Duke Posted March 19, 2009 Osama Binladen oo fariin m/weyne Sheekh Shariif ku socota soo diray London, Norway (Calanka.com) 19-Marso-09 Ossama Binladen ayaa ugu yeeray islaamiyiinta xagjirka ah ee Soomaaliya iney ridaan lana dagaalaan madaxweyne Sheekh shariif Sheekh Axmed, oo dhamaadkii bishii janaayo ku guuleystay madaxweynanimada wadanka Somaliya oo uu dagaalku ka taagan yahay. Wadaadka caanka ah ee Binladen ayaa warkani oo cod cusub ah maanta khadadka internetka kusoo daayay, xilli dhawaanahan la la`aa khabarkiisa. "Wadaadkan (Sh. Shariif) waa in la ridaa lalana dagaalammo", ayuu ku yiri Binladen fariintan cusub ee codka ah uuna soo diray maanta. Isagoo hadalkiisa sii wata ayaa waxa uu sheegay Mr. Binladen in uu ku guubaabinayo Shabaabka Soomaaliya iney dagaalka sii wadaan, islamarkaana ey ridaan xukuumadda Sheekh Shariif. "Waa sida madaxweynayaasha wadamada carabta kuwaasoo annaga cadowgeena ah", ayuu hadalkiisii codka ahaa kusoo gaba-gabeeyay Mr. Binladen oo la rumeysan yahay in uu ku dhuumaaleysanayo buuraha xadka Afghanistan iyo Pakistan. Shekh Shariif ayaa heysata shaqo adag oo ah inuu nabad ka dhaliyo wadan uu dagaal sokeeye ka taagnaa ilaa sanadii 1991-kii. Ma ahan markii ugu horeysay oo ururuka Al-Qacida soo saaraan hadal ku aadan dagaalada Somaliya, waxaana mar sii horeysay isna cajal soo diray mid ka mid ah afhayeenada Al-Qacida kaasoo fariin u dirayay kooxda xagjirka ah Al-Shabaab ee Somaliya ka dagaalanta. Xigasho: AFP Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 19, 2009 Who gave this clown the authority to call for more war. Go away all you do is kill Muslims and hide behind young men in caves. Clown. Quote Share this post Link to post Share on other sites
AfricaOwn Posted March 19, 2009 ^^ Does Osama Bin Laden even exist? Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 19, 2009 ^^^Maybe he does not, who knows why he always speaks out when the West is pissed. Shariah law implementation and this man sends a tape. Leave our country alone. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NABAD x 3 Posted March 19, 2009 I am sure his call for the annihilation of Shariif and his government will find loyal ears. Many of these Takfiiri movements adore this guy and if he says jump, they will say how far. Its sad this guy who hasn't got the balls to comeout of his cave hidings is sending more anarchic masseges to young impressionable men. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mad_Mullah Posted March 19, 2009 don't talk about balls dude, he left his cozy home in KSA to go the cold poor country of Afghanistan to fight the Russians and now is fighting the Americans, agree or disagree but a coward he is not. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Chocolate and Honey Posted March 19, 2009 Walee sidan waa "The Blind Leading the Blind." He needs to mind his own damn bussiness. Geesinimadiisa wayba iga dhimatay when he started preaching from caves while everyday ppl are dying for his ideas,uff. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 19, 2009 ^^^He has no balls and forget the photo ops he lives like a King surrounded by buffoons who do his job. Leave Somalia alone old man, we have our own many issues. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NABAD x 3 Posted March 19, 2009 King Somali don't talk about balls dude, he left his cozy home in KSA to go the cold poor country of Afghanistan to fight the Russians and now is fighting the Americans, agree or disagree but a coward he is not Waleee geesinimada beynan isku si u aqoon, geesinimo maha ninka ka tagay nolo taraf ah, ee waa ninka mabda'iisa front linka uga dagaaalama, waa ninka aan wajiga qarsan, waa ninka aan video ama audio kaliya soo dirin si uu umada isugu sii jabsho, geesinimada maha ninka dhalinyarada brainwashka lagu sameeyay janada farta ugu fiiqa ee aanan rabin asaga inuu janadaas galo. Geesiga waa ninka iskeena frontlinka ee asaga bilaabo inuu dhiigiisa daadsho oo uu mabda'iisa u dhinto. These guys are extreme cowards who are hell bent to kill and be killed for absolute no vision. Quote Share this post Link to post Share on other sites