Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Somalia: Parliament Votes for Farmaajo

Recommended Posts

Somalina   

Caabudwaaq oo taageertey Raisulwasaare Maxamed Cabdullahi Farmaajo

_________

 

Wanaag ayaa ku dhamaatey khilaafkii baarlamaanka. Alxamdulilah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

OHIO: Xaflad loogu hambalyeeynayo R/Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya

 

Farmaajo_Ohio1.jpg

HOL: Columbus, Ohio.

Wednesday, November 03, 2010

 

Xaflad aad lo soo agaasimay oo lagu soo dhaweynayo looguna hambalyeynayo Raiisul wasaaraha cusub Mr. Mohamed Abdullahi Mohamed “Farmaajo” ayaa lagu qabtay magaaladda Columbus, ee ah caasimadda Gobolka Ohio. Xafladaas oo ay ka soo qeyb galeen jaaliyadaha Somaaliyeed ee ku nool Gobolka Ohio iyo goboladda la dariska ah sida Michigan, Indiana, Kentucky iyo waliba qaar kale oo ka yimid ilaa iyo New York State iyo Toronto Canada. Waxaa ka soo qeb galayaasha ka mid ahaa ugaasyadda, wabaradda, suldaamadda iyo garaadyadda ee isimadda jaaliyadda reer Columbus.

Farmaajo_Ohio4.jpg

 

Si kastaba, jawiga xafladda waxa uu ahaa mid ay ka soo qeyb galayaasha ka muuqatay qiirio wadaninimo, iyaga oo ku heesayay heeso wadaniya, ruxayana calanka buluuga ah ee Somaliya.

Farmaajo_Ohio2.jpg

Waxgaradkii goobta xafladda ka hadlay , waxa ay aad ugu dhiiri galiyeen Rasii’sul wasaaraha in uu la shaqeeyo, xildhibaanadda iyo maamulka dawladda ku meel gaarka ah, madaxweynaha iyo waliba in door fiican ka qaato isu soo dhaweynta iyo nabad galyadda shacaba ku dhiban Muqdisho. Waxa ay u rajeyeeyeen in uu noqdo raiisul wasaarihii dalka nabad u soo daadihiya, waxa kale ay shacabka reer Ohio ka codsaadeen in uu caalamku gacan ku siiyo rasiisul wasaaraha cusub Mohamed Abdullahi Farmajo dadaalka horumarinta dalkiisa.

Farmaajo_Ohio3.jpg

Xafladdan oo ay xiriiriye ka ahaayeen: Abukar Dahir Osman “Baale” iyo Ahmed Dahir Mohamed “Ahmed Gobal”

 

Martidii Xafladda ka hadashay waxaa ka mid ahaa:

 

1- Mary Jo Kilroy ahna Xildhibanad ka tirsan Xisbiga Demoqoratiga ee Mareykanka.

2- Ugas Mohamed Ugas Hersi

3- Suldan Faqi Said Faqi

4- Nabadoon Abdullahi Fara Cadde

5- Ibrahim Dacar “Sheekeeye”

6- Abdullahi Salad

7- Amb. Abdikarin Ali Omar

8- Gen. Mohamed Ali Shire

9- Nur Ali Nur

10- Hashi Ali Mire

11- Dr. Ali Said Faqi

12- Enj. Hassan Abdullahi Mohamed

13- Marian Abdi Gedi

14- Amina Suleiman

15- Zahro Muse Cadde “Baraanburtooy”

 

Hiiraan Online, Columbus OH

Share this post


Link to post
Share on other sites

I hope he will be smart enough to benefit from the wide support he has ........... He should focus on the people living in Somalia and not be tricked by those Diaspora folks.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this