Meiji Posted May 20, 2009 Waxaa uu sheegay inay u magacaabeen Waaliga Wilaayada Alshabaab ee Shabellaha Dhexe ama Gudoomiyaha Maamulka Alshabaab ee Gobolka Shabellaha Dhexe Sheekh C/raxmaan Xasan Xuseen oo loo yaqaan Macalin Cabdi. Sheekh C/raxmaan waxaa uu ka mid ahaa Maamulkii Maxkamadaha Islaamka, isagoona muddo lix bilood ka hor ahaa Gudoomiye Kuxigeenkii Maxkamadaha islaamka ee Gobolka, hase ahaatee waxaa ay is khilaafeen Gudoomiyihii hore Macalin Dahir, taasoo markii dambe keentay inuu ku biro Ururka Alshabaab. http://www.jowhar.co m/main/news.php?read more=2818 As becomes clear, the religious pretenders have created yet a ''new administration'' for the province of Middle Shabelle. But closer look at it reveals that the new ''governor'' was part of the ICU and defected since he could not get the governership under ICU. Now he is the governor under Alshabab and he is a happy man, not been aware what his responsibilities and mandate is. Calooshii u Shaqeyste oo gar dheer leh waaye! Meaning: classic opportunist but with a beard. Quote Share this post Link to post Share on other sites