Hunguri Posted June 7, 2008 Assalamu Alaykum, Waxaan aad ula yaabay. Niman-kan Maxkamadaha isku sheegaya. Ma nimman waalan baa, ma niman miyyir qabaa. Ma Jaahiliin laysu geeyey baa. Horta wuxu maxay ayihiin. Kaliya marka laga reebo Sheekh Shariif iyo Shariif Xassan-kii Baarlamaanka maahee. Dhamaan intooda kale, waa ummad bilaa mawqif ah. Hoos waxaan ku caddaynayaa, inay dad waalan yihiin. Sababtoo ah, 100 jeer ayaa hadal-koodu is khilaafayaa. HADALKA KALA GADISAN EE MAXKAMADAHA (1)Afhayeenka Maxkamada oo sheegay inay kasoo horjeedaan, ciidamo shisheeye oo la keeno Somalia Bad iyo Barri ( Sheekh Ibrahim Suuleey). Hiiraan (2)Sheekh Abdirahman Jiniqoow. Oo hadalkiisa ku sheegay, inay wada hadal-ka la galayaan United nations-ka. Oo aanay wax wada hadal ah la galayn Dawlada Somalia. Bal waa yaabe, UN goormay noqotay Somalia. Waxa la rabo in la heshiisiiyo. Ma United nations-kaa, mise waa Somalida. Dayniile (3)Sakariye Xaaji Hussein, oo isaguna jaah wareersan. Waraysigiisii u danbeeyey. Wuxuu haystaa Sheekh Shariif. Wuxuuna u warramayay Al Arabiya. (4)Sheekh Aways, oo isagu maalinba hadal nooc kale ah keena. Hadba meeshuu doono ka tuura. (5) Indha Cadde, oo isaga laftigiisu meeshuu doono ku dhifta (6) Sheekh Ibrahim Gaagaale iyo qolada Hiiraan, iyaga laftigoodu, hadba dhinac ayay ku dhiftaan. Gunaanad:- Aniga, waxay ila tahay. Niman-kani dad caadi ah maaha. Dadka Maxkamada taageera, waxaan kula talin lahaa. 3 nin inay raacaan! (1) Sheekh Shariif (2)Shariif Hassan (3) Xiin Finiin ( SOL ) Waxa kale waa iska rubish! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fabregas Posted June 7, 2008 When did Shariff Hassan and Zacriye become part of courts? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted June 7, 2008 There is nothing called courts. Brofossore adiguna ha ina sii qaybin. Don't play into the hands of the man whose loyalty lies to his name: HUNGURI. They are members of the Alliance for the Reliberation of Somalia (ARS. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fabregas Posted June 7, 2008 ^^Alliance means there are different groups! ps. It's no coincidence that Hunguri is promoting the group that has gone to Djibouti Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted June 7, 2008 [i Have decided to post these two short poems whereverI see the name Shariif.] I am not sure if my moratorium till negotations end should still be valid; but out of respect to XIIN, I am not ready to apply these lines to either of them. But I want him to reflect on it. This is also posted on another thread. Shariif yahow Shar yahow Shoolad yahay baasi Shaydaan la moodyahow Jinn yahow Shaadhka loo galiyay But someone I asked how one of the Shariif is doing in Djibouti sent this message from Djibouti: Shariifkii dar loo liilyay yuu dacalka haystaaye Danna kama laheyin ruux kalooy daranyo haysaayee Dibin daabyaddaa iyo ka weyn daartii Xoogsada'e Dibna uguma laabmeyn dalkii doog haduu baxana P.S. Both of these short poems are not mine. The man who composed it for an enitrely different matter is called SURWAAL (trouser). He is from my hometown. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fabregas Posted June 7, 2008 He is from hometown, haye ps. I'm not good with Somali poems. some of the words just too old and classical Quote Share this post Link to post Share on other sites
Geel_jire Posted June 7, 2008 A&T ma reer jabuuti baad tahay ... that is the only im aware of oo erayga 'shoolad' la isticmaalo. sh. sharif wanaag badan wuu sameeyay lakin some mistakes wuu leeyahay sidoo kale but during these times ma mudna to air our differences while the vultures are at our doors ! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hunguri Posted June 7, 2008 A&T, saaxiib Dawladu iyadii baaba gaajo u bakhtiyeysee. Aniga, maxay isiin karaan. I have been reading your posts closely, and never see an atom of constructiveness in them. Hence,its not worth to answer your trivial,nonsense post. Bal aniga, waxaad doontid igu sheegoo . Hunguri,Dhuuni,Dibi liqqe, Awr cune what so ever. Laakiin, Shariif-ku waa nin Somali ah oo leader wanaagsan ahe. Faraha ka qaad! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted June 7, 2008 Walee, Makhiir meel la yidhaa waan soo nacayaa! Almost 75% of occupation supporters claim to have some kind of association with that tiny coastal area. Maxaa si ah? On Shariif, read the qualifying lines walaal. I said I am not yet ready to apply that to the men. And tha Gabay is not mine. Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted June 8, 2008 ^^^Nin fiican oo Isseh layidhaa baa meesha kasoo jeeda, inta kale kuli wada adhi. Hunguri, Desperate attempts to make sense of your immoral stances on somali issues. You can't fool anyone. The somali people iyo Ilaahay waxay lajiraan xaqa, xaquna xaga xabashi iyo wixii udeega majiro. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hunguri Posted June 8, 2008 Red-Sea haye, your clothes of identity theft as a Somali lander and secessionism have finally ended up to be an Alshabaab canibal, virtual warlord. Cheap jokes to get your message through will no longer less your pain. Markaa saaxiib dee ninkaa billaa identity-ga ah. Oo hadba SOL meel usaara ayaa tahaye Maxay niicdaadu aniga iyo inta ila mid ahba, ka dhimaysaa . Aduunka waxaa ugu dhib badan, dadka billaa summada ama astaanta ah. Markaa hadba meel sheegoo ku war wareeg! Wallee, dhib baa ku haysata! Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted June 8, 2008 Hunguri, I don't see how a somali individual can support the occupation of his country oo walibana isla sii saxanyahay. How can you even accuse of bystanders, when you have committed the worst one of all, being somali and in support of the killings of his country men. I am simply somali, and Alshabaab are a somali freedom fighters. What is so hypocritical about that? Quote Share this post Link to post Share on other sites