General Duke Posted February 9, 2010 AMISOM, have saved Sharif Hotel thus far The foreign holiday makers in Somalia, who have given a backbone to the Al Shabaab Two foreign powers fighting to destroy what remains of the former capital of Somalia... Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted February 9, 2010 Muqdisho: “ Cabsi dagaal ma heyso Al- Shabaab, waxa ay taasi heysaa Kooxda gaalada la socoto” Sarkaal sare oo ka tirsan Xarakada Al- Shabaab oo beeniyey in ay ka baxeen fariisimo dagaal. Muqdisho(AllPuntland)- Sarkaal sare oo ka tirsan hogaanka ciidamada ee Xarakada Al- Shabaab ayaa beeniyey in aysan waxba ka jirin warka sheegaya in ay Ururkoodu, baneeyey fariisimo dagaal oo ay ku lahaayeen waqooyiga magaalada Muqdisho ee caasumada Soomaaliya, oo ay isku horfadhiyeen mudo dheer ciidamada kale ee ka soo horjeeda. Sarkaalkan oo ka gaabsaday sheegida magaciisa, kuna soo koobay Sheekh Abu- Siciid ayaa tibaaxay in ay maalmihii ugu dambeeyey wadeen arrimo Milateri, isagoo sheegay in ay udiyaar garoobayaan sidii ay dalka uga saari lahaayeen ciidamada AMISOM iyo kuwa la socda, waa sida uu hadalka udhigaye. Mar ay APL weydiisay sarkaalkan waxa ay kala socdaan dagaal uga soo socda dhinacyada ka soo horjeeda, wuxuu ku sifeeyey dagaaladaasi kuwa aysan waxba cabsi ah ka heynin, isagoo sheegay in ay og yihiin daqiiqad kasta waxa ka dhacaya gudaha dawladda KMG ah ee Soomaaliya. “ Mujaahidiintu kama baqaan dagaal sidoodaba, Al- Shabaabna waaba ka gaar, oo waa la og yahay kuwa dagaalada abaabulayana wey og yihiin xaaladaha taagan oo dhan, hadii ay soo qaadaana waa la difaacayaa, waana ka saari doono dalka, Ilaahay Idinkiise” Ayuu yiri Sheekh Abu- Siciid oo hadalkiisa ku daray in ay hada agaaga ciidamada dawladda la geeyey ay ayana horayba ujoogeen. Sheekh Abu- Siciid wuxuu kaloo sheegay in aysan laheyn masuuliyada madaafiicda lugu tuurayo Shacabka, isagoo tibaxay in ay dhinacoodu beegsadaan goobaha ay joogaan ciidamada ay la dagaalamayaan, balse wuxuu cadeeyey in ay AMISOM iyo ciidamada dawladda KMG ah ay leeyihiin masuuliyada madaafiicda lugu garaacayo Shacabka Soomaaliyeed. Al- Shabaab oo hada ah awooda kaliya ee ubabac dhigi-karta dawladda KMG ah iyo AMISOM, ayaa maalmihii ugu dambeeyey udiyaar garoobeysa dagaal adag oo ay iska difaaco duulaan uga yimaada dhinaca dawladda KMG ah ee Soomaaliya. F. C. Maxamed AllPuntland Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted February 9, 2010 who brought AMISOM in Somalia horta ? Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted February 9, 2010 ^^^I get your point lad. But the irony is in that they are protecting Sharif Ahmed from Amirki. When they came it was Sharif AHmed & Indcade who brought Amriki & others to Somalia to fight the peace keepers. I dont think Al Shabaab will defeated quite so easily this time round. Though you never know.. Quote Share this post Link to post Share on other sites