Qudhac Posted December 30, 2004 Wasaarada Arrimaha dibeda ee Mareykanka ayaa laga soo xigtay ineysan aqoonsaneyn Dowlada Soomaaliya ee lagu dhisay shirkii diob u heshiisiinta ee ka dhacay Kenya, arrintaan ayaa soo baxday markii la isku dayay in taageero looga helo Maamulka Mareykanka dhibataadi ka dhalatay dadaadkii Tsunami ee bariga fog ee Aasiya soona gaartay Soomaaliya, waxaana la sheegay in hey’ada USAID ee Mareykanka oo hoos tagta Wasaarada Arrimaha Dibeda ee Mareykanka ay dhibaato ku keentay sidii gargaar ugu fidin laheyd iyadoo Mas’uuliyiinteedu ay sheegeen in Wasaarada Arrimaha Dibeda ee Mareykanka ay u caddeysay ineysan aqoonsaneyn Xukuumada cusub ee Soomaaliya Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted December 30, 2004 :rolleyes: :eek: Quote Share this post Link to post Share on other sites