Abdi2005 Posted March 29, 2007 Askar Ethiopian ah oo lagu laayay Wadada Warshada iyadoo Gaari URAL ah laga gubay. Dagaalkii xooganaa ee saaka ka qarxay magaalada Muqdisho, ayaa weli soconaya, ayada oo ciidamada Ethiopia ay la dagaalamayaan kooxo kasoo hojeeda joogitaankooda magaalada caasimadda ah. Dagaalka ayaa sii xoogeystay wixii ka dambeeyay duhurnimadii maanta, markaasi oo ciidamada kasoo horjeeda kuwa Ethiopian-ka ah ay awoodooda ay soo korartay. Waxa uu si xoogan dagaalka uga socdaa agagaarka isgoyksa Ifka-Xalan ee magaalada Muqdisho >>>simbanews Quote Share this post Link to post Share on other sites
Captain Xalane Posted March 29, 2007 Nice pictures. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xoogsade Posted March 29, 2007 Let us hope Ethiopians learn a lesson in Muqdisho. May Allah grant Somalis victory Quote Share this post Link to post Share on other sites
XOG-ogaal Posted March 29, 2007 Xalane is that all you got to say Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 29, 2007 :confused: :confused: :confused: :confused: :confused: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kashafa Posted March 29, 2007 Xoogsade, You forgot a crucial part to your statement. Let us hope the Ethiopians and the dhabo-dhilifs learn a lesson in Mogadisho. In my view, the TFG should be targeted mercilessly until they lose the taste for treason. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 29, 2007 I hope Zenawi is crying by now ,,,,,,,,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
XOG-ogaal Posted March 29, 2007 lol jacalbaro.......do you think zenawi cares he is got 70 million to deal with Quote Share this post Link to post Share on other sites
XOG-ogaal Posted March 29, 2007 This is what ********** Gacmadheere had to say Somalia ayaa ka hadashay dagaalada ka soconaya Magaalada Muqdisho ee u dhaxeeya ciidamada Ethiopia iyo kooxaha ka soo horjeeda. Wasiirka arimaha gudaha dowladda KMG ah ee Somalia, Maxmed Maxamuud Guuleed Gacmo Dheere ayaa sheegay in dagaaladani ay wadaan kooxo dhalinyaro ah oo uu sheegay in ay amar diido ku sameeyeen odayaasha dhaqanka, ayna weeraro ku qaadeen ciidamada Ethiopia. Waxa uu sheegay in ciidamada Ethiopia ay xiriiro la sameeyeen, isla markaana ay u sheegeen in la soo weeraray, ayna is difaacayaan sida wasiirka uu yiri. Wasiirka waxa uu sheegay in ciidamada Ethiopia iyo odayaasha dhaqanka beelaha ****** heshiiskii ay gaareen aaneey ku dhex jirin dowladda, iyadoo hadii uu buburana heshiiskaasi ay u taalo odayaasha dhaqanka. Hadalka wasiirka ayaa ku soo beegmay xilli dagaalo qaraar ay ka soconayaan magaalada Muqdisho oo la isku adeegsanayo madaafiic iyo waliba hub cul culus, iyadoo ciidamada Ethiopia ay adeegsanayaan diyaaradaha qumaatiga u kaca. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 29, 2007 Yeah ,, seen the nacaska ,,,,,,, he should talk better but ,,,,,, ahhhhhhhhhhhh Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jaylaani Posted March 29, 2007 Nacalaa Amxaaro ku yaal. Quote Share this post Link to post Share on other sites
XOG-ogaal Posted March 29, 2007 Lates news .......dad baday oo dhaawac ah iyo dad badan oo la layay ayaa lasheega lakin dadka la dagaalamyo wax ba maysan ku sameen ku wa meesha hore dagaalamay way dagaalamayaa wali daal aad culusnay wuu socdaa................this is not from website Quote Share this post Link to post Share on other sites
me Posted March 29, 2007 Meydka Labo Askari oo Ethiopian ah kuwaaso dadweynaha degan agagaarka Warshadii Taraqa iyo Sigaarka ay soo jiiteen. Yaan la aasin eydaas. Quote Share this post Link to post Share on other sites
ANWAR Posted March 29, 2007 Originally posted by Xoogsade: Let us hope Ethiopians learn a lesson in Muqdisho. May Allah grant Somalis victory my brother this is NOT A SOMALI victory IT's a ******** VICTORY, AND IF YOU THINK ETHIOPIANS WILL GO SO THINK again. I Will not see ********* destroy SOMALIAS ONLY government :mad: :mad: [ March 29, 2007, 11:39 PM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ] Quote Share this post Link to post Share on other sites
me Posted March 29, 2007 Originally posted by presidentofsomalia: quote:Originally posted by Xoogsade: Let us hope Ethiopians learn a lesson in Muqdisho. May Allah grant Somalis victory my brother this is NOT A SOMALI victory IT's a ******* VICTORY, AND IF YOU THINK ETHIOPIANS WILL GO SO THINK again. I Will not see ******** destroy SOMALIAS ONLY government :mad: :mad: ^^^********* [ March 29, 2007, 11:43 PM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ] Quote Share this post Link to post Share on other sites