Koora-Tuunshe Posted January 16, 2010 I think I know Samatar more than any of you here. Samatar waligii ma cabin qamri. Wuxuu hada ka hor dhaar ku marey in gurigiisa waligii aan qamri lagu cabin marka laga reebo hal maalin uu nin fanaan ah isagoonan ogayn ku cabey. Waa Habeenkii heestii loo sameynaayay "Dawooy dawo caafimaadey".... Markaa ayaa qof ku cabay fanaaniinta ka mid ah, wayna ku kala dhinteen. Samatar dadka xitaa qamri caba wuu necebyahay oo wuu necebyahay inuu la saaxiibo. In la is ceebeeyo oo been la iska sheego ma fiicna. Soomaalidu dad xanuunsan ayay u bateen oo belaayo afuuf ah.... Nimay qaaxo feedhaha gashoo, malaxi gaashaysay Gux hadii u dhaho maydhaqaan, gocosho daynaynaye Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted January 16, 2010 ^qofki qof been ka sheega asaga og akhiro meshuu iska doonayo. Ilaahay dariiqa saxa ha natuso. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cali_Gaab Posted January 16, 2010 Ok, if it makes you sleep better at night, the guy doesn't drink. Your reply did make me laugh Koora, lol. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 16, 2010 Originally posted by Aaliyah416: Xidigaha dusheeniyo, raga dayaxa heybsatey, ka habsaaney dunidoo inagaa ugu dambeynee, calankeenan daadegay miyeydan dareemeeyn Wise words but to the wrong audiences ,,,,,,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites