Nationalist Posted December 20, 2004 Gen Adde Muse, Col Abdisamad Ali Shire and Col Hasan Farah Jama 'Gerash' discussing matters Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 20, 2004 Its good to see this race heating up. Cadde is a legend. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 20, 2004 Laascaanood: Cadde Muuse oo Laascaanood Gaaray - Monday, December 20, 2004 at 07:33 Laascaanood (AllPuntland)- Wararka ka imaanaya magaalada Laascaano ayaa sheegaya in maanta halkaasi uu gaaray Gen: Cadde Muuse Xirsi oo kamid ah murashixiinta jagada madaxtinimada Puntlnad. Gen. Cadde ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Laascaanood waxaana magaaladaasi kusoo dhaweeyay gawaari farabadan oo ay saarnaayeen dadwayne aad u badan oo uga hortagay halka laga soo galo magaalada Laascaanood. Waxaa uu maanta kulan la yeeshay maamulka gobolka Sool, ee uu ugu horeeyo guddoomiyaha gobolka Sool Maxamed Cawad Baaruud, wuxuu Gen. Caddena waqtiyada soo socda lakulmi doonaa odayaasha iyo waxgaradka gobolka Sool oo uu kala hadli doono sida la sheegay arimaha doorashooyinka iyo musharaxnimadiisa, isagoo taageero. Gen. Cadde Muuse ayaa bartanka uga jira ololihiisa uu ku doonaayo inuu noqdo madaxwaynaha Puntland , wuxuuna horay usoo maray magaalooyin ay ka mid yihiin Baran, Boosaso, Qardho, Garoowe iyo magaalada Gaalkacyo. Intii uu Gen. Cadde ka ambo bixin magaalada Gaalkacyo ayuu shir jaraa'id oo uu qabtay wuxuu ku dhaliilay guddiga loo magacaabay arimaha doorashooyinka ee uu magacaabay madaxwaynaha Puntland Mud: Maxamed Cabdi Xaashi. CCC Farayaamo AllPuntland Quote Share this post Link to post Share on other sites
Garyaqaan2 Posted December 20, 2004 wooow :confused: if you alife in this world you will see everything. i don't see why cade muse is running for an office. he wasn't living enough time in puntland. puntlanders need people who truly know everything. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ex-Xisbiga Posted December 20, 2004 When did the dude quit his job as a gas attendant here? 21st century warlord :rolleyes: Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 20, 2004 Xisbi, you getting desperate bro.. Cade is royalty, his family is well known in the history of Somalia, while yours are??? Dont insult our leaders ok Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nationalist Posted December 20, 2004 It looks like the list of candidates is still growing. Muhammad Said Shabel, a Pland minister joined the crew. Musharrax cusub oo ku soo biiray tartanka madaxtinimada Puntland Garoowe - 20.December.2004 Waxaa maanta si rasmi ah musharraxnimadasiisii shaaca uga qaaday shir jaraa'idna ku qabtay magaalada Garoowe musharraxa Maxamed Siciid Aadan, oo shegay in uu sannadkii 1940-kii ku dhashay gobolka magaaladan Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Musharraxu waxaa uu shirkiisa jaraa'id ku sheegay kagana war bixiyey waxqabadkiisa iyo weliba barnaamijyadiisa madaxweynenimo. Maxamed Siciid Aadan waxaa uu sheegay in uu wax weyn ka qaban doono dhinacyada adeegyada bulshada sida caafimaadka iyo waxbarashada. Waxaa maalinta maalinta ka dambeysa soo kordhaya musharrixiinta u tartamaya madaxweynenimada Puntland oo loo ballansan yahay in ay doorashadu dhacdo bisha January ee foodda inagu soo haysa, waxaana magaalada Garoowe gaar ahaan fagaarayaasha ay dadku isugu yimaaddaan lagu arki karayey sawirrada iyo halkudhigyada musharrixiinta. C/naasir Yaasiin SBC Garoowe Quote Share this post Link to post Share on other sites
MR ORGILAQE Posted December 20, 2004 And let the Race BEGIN.I think it is time Puntland showed the rest of somalia how it is done Puntland Style,with razzmataz,vavavoom and of course fair play.Mohamed abdi hashi is also turning on the heat.I am going to enjoy watching them compete.I think this is only time when the ordinary folk in Puntland can exercise their power it is interesting that when Abshir Muse went to Lascanood and moved on to the fronline for the usual"photo opportunity and tried to give them supplies they refused saying that as Members of the Darwiish forces they are not going to get involved in the politics of this race and cannot be seen to be involved.Kudos to them!!!!!!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ex-Xisbiga Posted December 20, 2004 I didn't know royalty pumped gas for a living Silly me. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 20, 2004 LOL, Xisbi you still talking It seems you got the wrong Cade, do you know who Cade Muse is? My poor lad, you know very little of history even contemporary one, the kings of Bari dont pump gas, they get in a 150 vehicle convoy and dance in LAS ANO Quote Share this post Link to post Share on other sites
MR ORGILAQE Posted December 20, 2004 he probably means the young "cade" who used to sell him the "white" stuff to sniff hence the "cade"syndrom!!!!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
AYOUB Posted December 20, 2004 Gen Adde Muse, Col Abdisamad Ali Shire and Col Hasan Farah Jama 'Gerash' discussing matters Derejooyin been ah yaa garbaha loogu daabacaye Diidiga markii laysla galay daab ma soo roganne Kuwii shaarubaha duubi jirey daadshe qalabkiiye Digtii horeba waatay baqaha docaha jiidheene Quote Share this post Link to post Share on other sites
wind.talker Posted December 20, 2004 ^^ Bitterness - chosen emblem of the Hargeisa Club? Its understandable though: Puntland presidential candidate is welcomed by a motorcade of Las Anod natives while the Somaliland president was chased out by those exact folks. If this is how you feel, imagine how Riyaale the Runner feels ELECTIONS - So far, so good. I always hated the bloated number of candidates in African political races. Five or six choices is plenty. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nationalist Posted December 21, 2004 ENG ABSHIR MUSE SAID's election campaign in Las Anod a few days earlier. More pictures... Quote Share this post Link to post Share on other sites