Xaaji Xunjuf Posted July 27, 2010 Senegalese president says to send troops to Somalia if asked by AU English.news.cn 2010-07-27 19:35:26 FeedbackPrintRSS KAMPALA, July 27 (Xinhua) -- Senegalese President Abdoulaye Wade told Xinhua on Tuesday on the sidelines of the ongoing African Union (AU) summit that his country would send troops to Somalia if asked by the AU. "If African Union asks Senegal to provide troops, we will do it, " he said. At the three-day summit which will close on Tuesday, leaders from AU members states discussed the troop increment and change of mandate in the war-torn Somalia. AU Commission chief Jean Ping earlier said Guinea had been ready to send a battalion to Somalia for peacekeeping and a change of mandate is necessary. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted July 27, 2010 Senegal Oo Ciidan U Direysa Muqdisho July 27, 20100 comments| leave your own!Dawladda wadanka Senegal ayaa sheegtay in ay diyaar u tahay in ciidan u soo dirto dalka Soomaaliya. Madaxweynaha dalka Senegal Abdoulaye Wade oo ka hadlaayay gaba gabadii shir madaxeedka ururka Midowga Afrika ee ka soconaaya magaaladda Kampala ee caasimada dalka Uganda ayaa sheegay in wadankiisa uu ciidan u diraayo Soomaaliya hadii laga codsado. ”…Hadii ururka Midowga Afrika wadanka Senegal waydiisto ciidan,diyaar ayaanu u nahay in aan soo dirno…”,ayuu shirka ka yiri Madaxweynaha Senegal. Wadanka Guinea ayaa dhowaan shaaciyey inuu diyaar u yahay in ciidan gaaraya hal batalyan u soo diraan magaaladda Muqdisho si ay ku biiraan kuwa AMISOM ee ka socda Midowga Afrika oo u jooga arrimo nabad ilaalineed. Dawladda Jabuuti ayaa iyaduna mudo lix bilood ah balan qaaday in ciidan gaaraya hal batalyan u soo dirayaan magaaladda Muqdisho. Shirka Ururka Midowga Afrika ee magaaladda Kampala ayaa si aad ah looga hadlay xaaladda Soomaaliya iyo surtagalnimada in ciidamo hor leh loo soo diro. Horseed Media Quote Share this post Link to post Share on other sites