NASSIR Posted October 29, 2006 Mansa, dhibaatada jirta waxa weeye dadbaaba si aadan garaneyn u fikira. Waa dad xanuunsan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted October 29, 2006 Originally posted by Caamir: Mansa, dhibaatada jirta waxa weeye dadbaaba si aadan garaneyn u fikira. Waa dad xanuunsan. The way I see it, waxna xaq baynu u leenahay, waxna xaq baa laynoogu leeyahay. Inaan shuruucda SOL dhawrno waa waajib balse markaynu wax qoonsano hawl-wadeenada xuubka caarada ee SOL xaq baynu ugu leenahay inay ina qanciyaan. Teeda kale qofkii xanuunsanaya waqtigaa caafimaadinaya, oo macalin ma daale ah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted October 29, 2006 Mansow, waxaad ogaataa haddaan doonayo inaan wax baddan post gareeyo , waxaan tegi lahaa meesha ay ka daldalmaan dadka intiisa baddan sida Generalka. Laba sano iyo bar baan halkaan ka ahey member, postigayga ma gaarsiisaneyn .7% a day. 700posts/ 2.5 x 365 days/ . Qofku waa inuu xisaabtamaa markuu wax sheegayo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted October 29, 2006 Originally posted by Caamir: Mansow, waxaad ogaataa haddaan doonayo inaan wax baddan post gareeyo , waxaan tegi lahaa meesha ay ka daldalmaan dadka intiisa baddan sida Generalka. Laba sano iyo bar baan halkaan ka ahey member, postigayga ma gaarsiisaneyn .7% a day. 700posts/ 2.5 x 365 days/ . Qofku waa inuu xisaabtamaa markuu wax sheegayo. Dawo bukootay iga dheh! Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted October 29, 2006 anyway Habeen wanaagsan saaxib Quote Share this post Link to post Share on other sites