Fiqikhayre Posted January 11, 2007 Madaxweyne Yuusuf oo xarunta Madaxtooyada Villa Somalia ku qaabilay wakiilka UNDP! Madaxweynaha Dowladda Federaalka KMG Mudane Cabdulaahi Yuusuf Axmed ayaa maanta Xarunta Madaxtooyadda ee Soomaaliya ku qaabilay Xiriiriyaha Howlaha Gargaarka ahna Wakiilka Hay’ádda UNDP ee Soomaaliya kadib markuu booqasho sharaf ugu yimid. Munaasabada Qaabilaadaasi oo ay Goobjoog ka ahaayeen Raiisul Wasaaraha Dowladda Mudane Cali Maxamed Geedi, Gudoomiye kuxigeenka koowaad Prof.Maxamed Cumar Dalxa, Raiisul Wasaare ku-xigeenka, ahna Wasiirka Arrimaha Gudaha Mudane Xuseen Ceydiid waxay kulankaasi iskula soo qadeen sidii loo dardar galin lahaa Howlaha ay hayádda UNDP ka waddo Soomaaliya gaar ahaan Gobalkan Banaadir, sida Dib u dhiska Maamulka Gobalka iyo 16ka degmo, Gacansiinta hayádaha Sharciga sida Ciidanka Booliska, Maxakamadaha iyo Ciidanka Asluubta. Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf oo Kulankaasi ka hadlay waxa uu ku baraarujiyay Madaxa Hayádda UNDP in wax la qabtaan Hayáddaha Sharciga,isagoo caddeeyay in maanta baahi weyn loo qabo Howlagalinta Hayádahaasi si ay uga wadda shaqeeyaan soo celinta Sharciga iyo kala dambeynta sida Boliska,Maxakamadaha,iyo Ciidanka Asluubta. Madaxweyne Yuusuf wuxuu intaas raaciyay in si Hubka loo dhigo loo baahan yahay in Hayádaha UNka inay Dowladda gacan ku siiyaan sidii mihnaddo iyo tababaro loogu fidin lahaa dhallinyaraddii Maleeshiyaadka ahaan jiray. Raiisul Wasaaraha Dowladda KMG Mudane Cali Maxamed Geedi iyo Raiisul Wasaare ku xigeenka oo iyana kulankaasi ka hadlay baahida loo qabo inay wax ka qabtaan dib u dhiska iyo howlgalinta Gobalka Banaadir iyo 16ka Degmo iyo gacansiinta Wasaaradaha Arrimaha Gudaha iyo Garsoorka. Wakiilka Hayádda UNDP Eric Larocha oo isna ka hadlay Munaasabadasi waxa uu caddeeyay in Hayádaha Qaramada Midoobay ay diyaar u yihiin inay gacan siiyaan Hayádaha Dowladda Federaalka,gaar ahaan kuwa nabadgalyada oo uu sheegay inay muhiimad gaar ah siinayaan. ‘” Waxaaa la joogaa xilligii ay Beesha Caalamku wax u qaban laheyd oo ay Taageeri laheyd Dowladda KMG ee Soomaaliya ayuu yiri Wakiilka Hayadda’UNDP Eric Larocha, wuxuu intaa raaciyay inay gacan weyn ka geysan doonaan Barnaamijyada kala duwan ee ay waddo Dowladda gaar ahaan adeegyada Bulshada. Eric wuxuu kaloo sheegay in dib u dhiska Dugsigga Sare ee Booliska ay Hayádda u balanqaaday Dalka Norway si Tababar loogu siiyo Ciidanka Booliska soomaliyeed. Midig Ra'isul Wasare Gedi, wakiilka undp Somalia Siidii, Taliye kuxigeenka Boliska Bashir Gobe Bidix Taliyaha Ciidanka Booliiska soomaaliyeed Cali Madoobe! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted January 11, 2007 They laugh and giggle while innocent ones are being killed in the Jubba. Where is suicide bomber when you need one? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taako Man Posted January 11, 2007 They need to give Pres Abdullahi a new wardrobe. Didn't he wear that yesterday? LOOOOOL Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wisdom_Seeker Posted January 11, 2007 He is holding futile meets while people in Somalia are getting bombed. How does he sleep at night. NO conscious whatsoever. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Faarax-Brawn Posted January 11, 2007 Originally posted by mystic: He is holding futile meets while people in Somalia are getting bombed. How does he sleep at night. NO conscious whatsoever. He doesnt sleep. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wisdom_Seeker Posted January 11, 2007 LOL brown. You could tell it from his face. I hope he dies in the most horrific way possible Quote Share this post Link to post Share on other sites
Captain Xalane Posted January 11, 2007 Gracious God Lord!Now u guys are talking about his sleeps and clothes? Keep them coming... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Castro Posted January 11, 2007 ^ Why don't you do us a favor and put 5 or 6 pictures in your signature so we can skip your postings like those of fiqisharle? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Captain Xalane Posted January 11, 2007 Originally posted by Castro: ^ Why don't you do us a favor and put 5 or 6 pictures in your signature so we can skip your postings like those of fiqisharle? Why don't u do the same and do us the favour of skipping ur cheerleading thing? Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted January 11, 2007 These 'loughs and gigles' will be short-lived yaa Che! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Castro Posted January 11, 2007 Why don't u do the same and do us the favour of skipping ur cheerleading thing? You're about as original as a wheel is in 2007. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fiqikhayre Posted January 11, 2007 Inshallaah, yaa Xaaji Xiinfaniin! Remember to say that as nothing will come to surface or happeneing except what Allaah the exalted has willed to happen! It's an intregal part of a muslism conscious to always say 'Inshallaah' inshallaah! So don't break with it brother inshallaah! Everything that will happen, will happen inshallaah! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Faarax-Brawn Posted January 11, 2007 Inshallaah, yaa Xaaji Xiinfaniin! Remember to say that as nothing will come to surface or happeneing except what Allaah the exalted has willed to happen! It's an intregal part of a muslism conscious to always say 'Inshallaah' inshallaah! So don't break with it brother inshallaah! Everything that will happen, will happen inshallaah Xiinow, Bal adu meel uraac nimankaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted January 11, 2007 Bro Fiqi, Inshaa Allaah indeed. If you remove the time factor from the equation, you’d find a very established pattern of Allah’s Sunnah in the past human events. I am predicting that Sunnah will be repeated. That's all. Quote Share this post Link to post Share on other sites
me Posted January 11, 2007 The beggar president, always begging. Quote Share this post Link to post Share on other sites