Sign in to follow this  
General Duke

Xasan Dahir is a prisoner in Asmara

Recommended Posts

WAWW.jpg

 

Oday Daahir Aweys oo sidi laga filayayba diiday heshiiskii nabadda ee xalay lagu gaaray jabuuti oo umada Soomaaliyeed oo dhamina ay soo dhaweeyeen.

 

Dalka iyo dadka Soomaaliyeedba sanadihii lasoo dhaafay waxaa dhibaato ku hayay wax kasta diidayaasha oo uu ka mid yahay Oday Daahir Aweys oo isla maantaba lasoo dag dagay hadal diidmo ah oo ka dhan ah go’aankii taariikhiga ahaa ee xalay lagu gaaray dalka jabuuti ayna wada saxiixeen dowladda federalka Soomaaliyeed iyo is bahaysiga mucaaradka.

 

Odayga ayaa diidmadan ku sheegay wareysi uu siiyay wakaalada wararka Reuters,waxaana wareysiga uu dhameystirani uu yahay sidan:

 

A hardline Islamist leader rejected on Tuesday a U.N.-brokered peace pact signed in Djibouti by the Somali government and some opposition figures, and vowed that war would continue.

 

"We don't see that as a peace deal, we see it as a trap," Sheikh Hassan Dahir Aweys told Reuters by phone from Eritrea.

 

"We encourage the insurgents and the Somali people not to be tired of combating the enemy."

 

Somalia's interim government and some members of the exiled opposition Alliance for the Re-Liberation of Somalia (ARS) signed a deal late on Monday calling for the deployment of U.N. peacekeepers and agreeing to a ceasefire after one month.

 

"The people have been waiting a long time, so we have a weight of responsibility on our shoulders," Somali Prime Minister Nur Hassan Hussein said at Monday's ceremony.

 

He shook hands with ARS chairman Sheikh Sharif Ahmed in the first face-to-face contact between the two delegations during two rounds of talks in Djibouti. "It is an historic agreement ... it gives back hope," an ARS spokesman said.

 

But with some senior members of the ARS -- including cleric Aweys -- boycotting the talks, and fighters on the ground also saying they would not recognise them, few believe this pact will bring peace to Somalia after 18 years of civil conflict.

 

The sticking point is the presence of Ethiopian troops in Somalia, who are fighting with the government against Islamist-led insurgents. The Djibouti pact called for the replacement of the Ethiopians by U.N. troops.

 

But Aweys poured scorn on any foreign intervention.

 

"We have no choice but to continue to fight the Ethiopians and the other foreign troops," he added in comments from the Eritrean capital Asmara, where the ARS is based.

 

"Those people who signed the deal only represented themselves. They do not represent the organisation or the Somalia people ... They have executed the schemes of Ethiopia and America ... They backed up this useless government."

Share this post


Link to post
Share on other sites

Aferwarki is mad as hell. And hence the loud noises from the prisoners in Asmara. Hope they get their freedom like the Sharif's and others in Djibouti.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Asmara(HR Media):- Mid kamid ah xubnaha Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya kana mid ahaa hogaamiyaashii Maxaakiimta Islaamiga Shiikh Xassan Daahir Aweys oo ku sugan magaalada Asmara ee dalka Eritereya ayaa sheegay in heshiiska Jabuuti uu yahay mid aysan qaadan doonin.Shiikh Aweys oo saacado kadib heshiiska markii xalay lagu saxiixay Jabuuti xiriir la sameeyey idaacado ku yaal Muqdisho, ayuu ku nuux nuuxsaday in lasii wado dagaalka ka socda dalka Soomaaliya gaar ahaan magaalada Muqdisho ee looga soo horjeedo dowlada Soomaaliya iyo Ciidamada itoobiya.

 

Wuxuu Shiikh Aweys uu sheegay in shirkan aysan awalba u dirsan wax wafdi ah, waa suu hadalka u dhigayee, isla markaana waxa kasoo baxay ay tahay wixii ay horey uga digayeen oo uu ku tilmaamay khiyaano.

 

Shiikh Aweys ayaa horey uga mid ahaa xubnihii diidanaa wadahadalka Soomaalida ee maalmihii lasoo dhaafay ka socday magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti.

 

Shiikh Xassan Daahir Aweys oo aan asagu hada xil muhiim ah ka heyn isbaheysiga dib u xoreynta Soomaaliya ee fadhigiisu yahay Asmara, ayaa kamid ah xubnaha sida weyn xiriirka ulla leh kooxda Al Shabaab ee ka dagaalama gudaha Soomaaliya.

 

Xubno ku sugan Asmara oo kamid ah Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya ayaa ayagu qaadacay dadaalka nabadeed ee Qaramada Midoobay ku dooneysay in ay ku heshiisiiso Dowlada Soomaaliya iyo isbaheysigaasi.

 

Heshiiska xalay la saxiixay ayaa lagu gaaray qodobo muhiim ah ayadoo markii ugu horeysay ay labada dhinac ku heshiiyeen Xabad joojin, waxay sidoo kale ku heshiiyeen in dib loo soo celiyo kalsoonidii lagu xalin lahaa khilaafka, ayadoo heshiiskan lagu xusay in dib loo soo cesho sharaftii iyo madaxbanaanidii Soomaaliya ayadoo wadada nabada loo marayo.

 

Heshiiskan muhiimka ah ayaa waxaa ku qoron is afgarad laga gaaray qodobkii caqabada weyn ku ahaa wadahadalka oo ah ka bixitaank Soomaaliya ee Ciidamada Itoobiya, ayadoo labada dhinac ku heshiiyeen in ciidamadaasi ay dalka Soomaaliya ka baxaan kadib 120 maalmood marka la keeno ciidamo Caalami ah oo ka socda Qaramada Midoobay, ciidamadaasi oo ah kuwo amniga ku filan hawlahana kala wareega kuwa Itoobiyaanka.

 

Ciidamadaasi ayaa la sheegay in aysan ka qeyb noqon doonin dalalka Jaarka la ah Soomaaliya.

 

Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya ayaa asagu heshiiskan ku xusay inuu iska fogeyn doono dhamaan shaqsiyaadka iyo kooxaha Jabiya heshiiskan dhaqan geli doona 30 maalmood kadib. Mana cada in Isbaheysiga shaqsiga ugu horeeya ee uu iska fogeyn doono uu noqon doono Shiikh Xassan Daahir Aweys oo noqday qofkii ugu horeeyey oo qaadaca heshiiskan.

 

Horseed Media

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Xasan Dahir is my hero. Wonderful man.

 

peace?? who are we kidding the people who are against peace, and have always been are those warlords in Xamar and their friends in crime, the Addis regime.

 

I highly doubt that any agreement will bear healthy fruits if Somalis aren't left alone to deal with their problems. I mean what is an Ethiopian army General who has killed thousands of Somali civilians doing in 'somali peacetalks'?

 

That much I can't explain.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this