Emperor Posted February 10, 2009 ^Saaxib waan idiin sheegay, meesha aan isgayno, walle walle, walibana Shariifka wax kafudud malahan waxaaba iska suurtagal inuu kugula dul kufo ileen isageebay bahashu filinwaa kunoqotay kadayrin maayo marka... Odaga waxaa layiri markuu Hotelka tagay ayuu Muraayada isku fiiriyay oo misana is eegay hadana iswadiiyay 'Ma aniga? aryaa anigaa, Madaxwayne aa, SOMALIA Madaxwayneheeda, haa waa aniga' At this rate expect anything, SOL waa inaan cid dirsanaa, Juje iyo Duke dagaal iyo xiiq bay kujiraayaan laakiin nin wax soo dhici karaase loo baahan yahay, nuune adigay ishaaradu kuqabatay, Lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted February 11, 2009 Che, adeer Ciro being a light is no match for Yey but to be honest, he [Ciro] is light years more advanced than Mohamed Abdi Yusuf who’s is a famous mole like his nephew, Che on SOL. Emperor, who is this guys from Tunisia, this is getting crazy now. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted February 11, 2009 A Somali Prof who teaches Darasatul Culyaa in one of the most prestigious institutions of Tunisia... And what do you mean who? Ma reerkiisaad iwadiisayna, dee yaa kale ma cid af carbeedka sidaa ugu hadli karta oo kalaa jirta Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted February 11, 2009 ^^^lool. Tunisia is a nice country, I visited it once, what a time. Anyhow stop it mate, you are in a right mood tonight arent ya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Member-sol- Posted February 11, 2009 Kaniisad Maraykan ah oo siminaar siisay mudanayaasha Baarlamaanka ee TFG -------------------------------------------------- ------------------------------ Published: 10 February 2009 KN:Warar hoose oon ka helnay siyaasiyiin ku sugan wadanka Jabuuti ayaa Kismaayonews u xaqiijiyay in Kaniisad Maraykanka laga leeyahay ay siminaar u furtay mudanayaasha Baarlamaanka ee dawladda Isku dhafka ee TFG. Kaniisadan ayaa waxay baraysaa mudanayaasha sida nabadda loo abuuri iyo qaabka loo xaliyo khilaafaadka iyo arimaha murga marka wax la isku qabto. Baarlamaanka 530-ka xubnood ka kooban ayay kaniisaddu rajaynaysaa inuu siminaarkani si wanaagsan u anfaco, ayna noqdaan kuwo sidii loogu talo galay u isticmaala culuumta ay Kaniisaddu u faa’iidaysay. Odhaah Soomaaliyeed baa ahayd ”cimrigaaga oo raagay, geel dhalaas ku tusaa” Sow hadda ma joogto xili Kaniisaddi siminaar siiso dadkii lagu tilmaamayay inay yihiin siyaasiyiintii wadanka. Waxaase fajiciso ah waxa ay mudanayaasha Baarlamaanku u odhan waayeen Kaniisadda, bal horta inta aadan noo sheegin sida nabadda loo abuuro, ordayo oo dawladdiina uus miiradka ee maati layska ah u soo sharxa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted February 12, 2009 ^Sida wax loo doorto iyo qaabka loo doodo haddii ay barto Kaniisad ma dhib baa? Quote Share this post Link to post Share on other sites