Paragon Posted May 12, 2009 Beesha Guud oo go,aan ku gaaraty in ay difaacdo Beesha Mudulood ayaa galabta shir ay soo qaban qabiyeen waxgarad ****** leysku cafiyey halkaan go,,an ay beesha isla qaadatay ah in Gobolka Banaadir laga diifaco qolyoonka ku soo diilay ee ka yimid gobolada kale waa siday hadalka u dhigeen Kulanka in uu dhacay maanta ayaa waxaa noo xaqiijiye Gudoomiye ku xigeenka gobolka Banaadir oo isagu maamul ahaan loogu casuumay shirka waxuuna sheegay Cabdifataax shaaway oo halkaa qudbad ka jeediyey in ku taageeray goaanka beesha ay dhax deeda ka heshiisay iyo goaanka cad ka ka qateen dagaalada gobolka Banaaadir Shirka beesha ayaa ku soo aaday xili dagaalo baan ay ka aloosan yihiin gobolka Banaadir kaa oo u dhaxeya xoogaga islaamiyiin ah iyo dowlada islaamiga Soomaliyeed uu sheikh shariif madaxda ka yahay waxaase xiligaan adag in Muqdisho lagu kala baxo mar haduu dagaalku u muuqda mid beeleedyo waji kale la soo baxay siday sheegayaan aqoonyahno siweyn isha ugu haayo arimaha murugsan ee arimaha Soomaliya sii daba dheeraday dayniilecom@hotmail. com deyniilenews@yahoo.c om Quote Share this post Link to post Share on other sites