Xaaji Xunjuf Posted July 8, 2008 TACSHIIRAD KA DHACDAY DULEEDKA MAGAALADA LAASQORAY -------------------------------------------------------------------------------- Laasqoray:- Wararka haatan soo gaadhaya warqabadka LaasqorayNet ayaa sheegaya inuu dagaal ka dhacay duleedka Magaalada Laasqoray warka ayaa intaasi ku daraya inuu dagaalkaasi socoday ilaa dhawr saacadood kaasi oo aan ilaa haatan la ogayn khasaarihiisu intuu gaadhsiinsanyahay, dadka deegaanka ayaa sheegaya inay maqlayeen duryanka rasaasta. Tacshiiradaasi ayaa la xaqiijiyay inay u dhexayso Dadka deegaanka iyo Malayshiyaadka Somaliland kuwaasi oo rasaas xoogan ku dhex martay duleedka Degmada Laasqoray,sida la xaqiijiyay dagaalkaasi ayaa ku belawday ka dib markii ay u hanqaltaageen Ciidamada Somaliland inay gudaha u soo galaan magaalada Laasqoray. Ciidamada Deegaanka ayaa aad isaga difaacay inay malayshiyaadka Somaliland ay qoobka soo galiyaan gudaha magaalada Laasqoray, warar dheeraad ah oo kale ayaa sheegaya inay ciidamada deegaanka Sanaag ay difaac xoogan ka xidheen dhamaan hareeraha magaalada Laasqoray. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted July 8, 2008 Wot terrorist my child Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted July 8, 2008 Wax sidaa u sii weyn ma ahan, waanu eryeynaa ciyaalka calanka SL inoo soo qaatey.. . Quote Share this post Link to post Share on other sites
AYOUB Posted July 8, 2008 ^^ You're either with our boys or with the budhcad-badeed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
QabiilDiid Posted July 8, 2008 ^^^Known knowns of SMN gang organization spokespersons are established patterns of habitually excess use of the borrowed catch phrases. Somalis from Sool and Sanaag areas are the protective virtual wall of Somali unity. Because of them the Somali Republic will always appear in the official world atlas however bad shape the country is in.... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted July 8, 2008 nayruush keep telling your self that at the end run babaad moodii the terorist are thos people from puntland who suport those burcad badeed eeh dadka afduuba masakiinta Quote Share this post Link to post Share on other sites
QabiilDiid Posted July 8, 2008 xaajidd?a so are you saying your boys represent President Yey who is the current head of Somali Republic to fight the budhcadka? Amazing development... Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted July 8, 2008 Originally posted by Paragon: Wax sidaa u sii weyn ma ahan, waanu eryeynaa ciyaalka calanka SL inoo soo qaatey.. . ahahahaha . lool@terrorist. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted July 9, 2008 nayruus we dont suport t f g and there Ethiopia alies in bay****** we the somaliland people we want to save the those tourist that came to sanaag somaliland and where kidnaped bye this puntland terrorist Quote Share this post Link to post Share on other sites