Sign in to follow this  
General Duke

Mogadishu: Pres Yusuf, Cade and Puntland elders PICS

Recommended Posts

40% wat u counting dagaxaanta? that wasteland do not even have 50k ppl in it.

 

besides, no full blooded somali will stand for an amxaar slavery. so take your hint from there. last days for them tfg puppets will certainly be a sad day.

Share this post


Link to post
Share on other sites

40% wat u counting dagaxaanta? that wasteland do not even have 50k ppl in it

Another clan insult ya Rudy? Puntland is 40% of Somalia and more. It has more than 800 mile coastline and some of largers cities in Somalia. One can continue to hate, thats a problem. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

It's quiete shameful. If you are being da-badhilif, don't drag your kinmen into the 'bending over' bussiness.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Muqdisho: Madaxweynaha dowlada Soomaaliya ,Isimada Puntland iyo Madaxweynaha Puntland oo kulan ku yeeshay Villa Soomaaliya.

9. august 2007

 

Muqdisho(AllPuntland)- Madaxweynaha dowlada Faderaalka ee Soomaaliya Md.C/laahi Yuusuf Axmed ,Isimada Puntland uga qeybgalaya Shirka dibu heshiisiinta beelaha Soomaaliyeed iyo Madaxweynaha Maamul gobaleedka Puntland Maxmuud Muuse Xirsi.

 

Ujeedka Shirkan dhexmaray qeybaha kala duwan ayaa wuxuu ku saabsanaa Taageerida dowlada gobaleedka Puntland iyo Isimadooda in ay taageeraan shirka dibu heshiisiinta beelaha Soomaaliyeed ,ayadoo ay ka qeybgaleen Madax kala duwan.

 

Garaad C/laahi Cali Ciid oo ka mid ah Garaadada Puntland ayaa wuxuu sheegay in sidoo kale shirkaan lugu soo qaaday arinta Jubooyinka ,isla markaana laga codsaday dowlada Puntland iyo Isimadu in ay dhexdhaxaadiyaan qeybaha kala duwan ee Jubooyinka.

 

Garaad C/laahi Cali Ciid ayaa sheegay in shirka dibu heshiisiinta ay taageersan yihiin ,isla markaana shirku ku socdo Jawi wanaagsan ayna rajeynayaan in guul ku soo dhamaado shirka Muqdisho ,maadaama buu yiri Garaadku shirkan qabsoomay xili xaalada Soomaaliya ay dagan tahay.

 

Warar hoose oo ku dhow dhow kulankaan ayaa waxa ay kaloo sheegayaan in laga wada hadlay xoojinta amaanka deegaanada Puntland iyo guud ahaan Soomaaliya ayadoo lafilayo in Madaxda Puntland in ay ka warbixiyaan waxyaabihii ay ka wada hadleen Madaxweynaha dowlada Faderaalka ee Soomaaliya ,isimada Puntland iyo Madaxweynaha Puntland oo horkacayo xubno wasiiro ah.

 

Faarax C/qaadir Geylan

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this