rudy-Diiriye Posted August 9, 2007 40% wat u counting dagaxaanta? that wasteland do not even have 50k ppl in it. besides, no full blooded somali will stand for an amxaar slavery. so take your hint from there. last days for them tfg puppets will certainly be a sad day. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted August 10, 2007 40% wat u counting dagaxaanta? that wasteland do not even have 50k ppl in it Another clan insult ya Rudy? Puntland is 40% of Somalia and more. It has more than 800 mile coastline and some of largers cities in Somalia. One can continue to hate, thats a problem. Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted August 10, 2007 It's quiete shameful. If you are being da-badhilif, don't drag your kinmen into the 'bending over' bussiness. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted August 10, 2007 ^^^Adeer the only Somali's who claimed to be the children of the head of the English church were your leaders. So who's bending over? Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted August 10, 2007 Muqdisho: Madaxweynaha dowlada Soomaaliya ,Isimada Puntland iyo Madaxweynaha Puntland oo kulan ku yeeshay Villa Soomaaliya. 9. august 2007 Muqdisho(AllPuntland)- Madaxweynaha dowlada Faderaalka ee Soomaaliya Md.C/laahi Yuusuf Axmed ,Isimada Puntland uga qeybgalaya Shirka dibu heshiisiinta beelaha Soomaaliyeed iyo Madaxweynaha Maamul gobaleedka Puntland Maxmuud Muuse Xirsi. Ujeedka Shirkan dhexmaray qeybaha kala duwan ayaa wuxuu ku saabsanaa Taageerida dowlada gobaleedka Puntland iyo Isimadooda in ay taageeraan shirka dibu heshiisiinta beelaha Soomaaliyeed ,ayadoo ay ka qeybgaleen Madax kala duwan. Garaad C/laahi Cali Ciid oo ka mid ah Garaadada Puntland ayaa wuxuu sheegay in sidoo kale shirkaan lugu soo qaaday arinta Jubooyinka ,isla markaana laga codsaday dowlada Puntland iyo Isimadu in ay dhexdhaxaadiyaan qeybaha kala duwan ee Jubooyinka. Garaad C/laahi Cali Ciid ayaa sheegay in shirka dibu heshiisiinta ay taageersan yihiin ,isla markaana shirku ku socdo Jawi wanaagsan ayna rajeynayaan in guul ku soo dhamaado shirka Muqdisho ,maadaama buu yiri Garaadku shirkan qabsoomay xili xaalada Soomaaliya ay dagan tahay. Warar hoose oo ku dhow dhow kulankaan ayaa waxa ay kaloo sheegayaan in laga wada hadlay xoojinta amaanka deegaanada Puntland iyo guud ahaan Soomaaliya ayadoo lafilayo in Madaxda Puntland in ay ka warbixiyaan waxyaabihii ay ka wada hadleen Madaxweynaha dowlada Faderaalka ee Soomaaliya ,isimada Puntland iyo Madaxweynaha Puntland oo horkacayo xubno wasiiro ah. Faarax C/qaadir Geylan AllPuntland Quote Share this post Link to post Share on other sites