Xudeedi Posted December 11, 2009 Dhahar: Ugu horayn waxaa gaadhey Magaalada Dhahar ee Xarunta Golis isla markaasina Munaasibado ku soo bandhigay Adeegan Casriga ah Masuuliyiin ka socota Shirkada isgaadhsiinta Golis Telecomonication oo uu ugu horayso Madaxa Xiriirka iyo Dadwaynaha ee shirkada Golis Faarax Xaaji mire iyo Masuuliyiin kale oo ka tirsan Howlwadeenada sare sare ee shirkada isgaadhsiinta somaliyeed ee Golis Telecom. Xaflad caalami ah ayaa waxaa lugu qabay Hoolka shirarka ee Magaalada Dhahar iyo Weliba Xarunta Wayn ee Shirkada Golis Dhahar Halkaasi oo ay isugu yimadeen Malayiin ruux oo ka soo kala Jeeda Saladiinta aqoonyahanada iyo waxgaradka kale ee Degaanka Dhahar,iyadoona siwayn ay isku Fahmeen Masuuliyiinta Gobolis ee SHirkada iyo Ganacsatada Adeegsanaysa Barnaamijka Sahal service. Waxgaradka Gobolka Sanaag ee Magaalada Badhan ayaa sidoo kale Musnaasibadii 2aad ee Shirkada Golis ay ku tala gashay ay si rasmi ah uga Hirgelisay magaalada Badhan ee Xarunta Dowlada Puntland ee Sanaag,halkaasi oo si wayn ay ugu adeegsanayaan Acounadooda Adeega Casriga Ee ay soo bandhigtay shirkada Golis qaybaha kala duwan ee Ganacsatada Magaalada Badhan oo ah halka ugu kobaca wayn dhanka dhaqaalaha ee sanaag. Xafladihii Badhan iyo Dhahar ka kala dhacay oo ahaa kuwo aan kala dhicin halkana lugu soo koobikarin Xisaabta baaxda dadka ka soo qayn galay ayaa waxaa ka mid ahaa hadii aan Xusno qaar ka mida Dadwaynaha ama ka soo qaybgalayaash,Suldaan Cartan ,Axmed Shiikh Saalax,Faarax Xaaji Mire Madaxa Xiriirka dadwaynaha ee Golis,Maayerka Magaalada Badhan Axmed Muuse Suldaan,Shiikh Maxamed Cabdle Maamulka Golis Degmada Buraan,C/laahi Axmed Daamur Maamulaha Golis Cerigaabo,Faysal Xuseen Maamulaha Golis Badhan,Maamulaha Golis Dhahar C/laahi cali Shabeele,Maanyerka Magaalad Dhahar Salaad Xasan shire. Xarumaha Wejiga 2aad ee Sanaag. Ceelbuh Xingalool Hadaaftimo Buraan Laasqoray Ceerigaabo Xarumaha ay ka hirgelisay(Magaalooyinka Waaweyn Ee Puntland) Bosaso Qadho Garoowe badhan Dhahar Source: Sanaag Post Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xudeedi Posted December 11, 2009 Cabdulaahi Cali Shabeele (Maamulaha Golis ee Dhahar) Hoolka Shirarka Golis Ee Gobolka Haylaan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xudeedi Posted December 11, 2009 Mayor of Dhahar (Haylaan's Regional Capital) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xudeedi Posted December 11, 2009 Cutub ka mid ah ganacsatada Gobolka Haylaan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xudeedi Posted December 11, 2009 Xafladii Dhahar Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 11, 2009 Thanks for the update, its good that the locals are updating their Mobiles. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xudeedi Posted December 11, 2009 My pleasure Duke With a free capital enterprise, only the sky is the limit. Dhahar prior to the Civil war was a sub clan village; today it hosts all the institutions a city needs to function. Maasha Alaah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 11, 2009 ^^^May it grow and prosper. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted December 15, 2009 ^Amin. This is a good development. Quote Share this post Link to post Share on other sites