General Duke Posted August 15, 2008 Sidee loogu soo dhoweeyey deg Dhahar Mudane Musharax Cabdulaahi Axmed Jaamac Ilka jiir daawo Cusub Dhahar: Waxaa soo gaaray maanta Degmada Dhahar Mudane Musharax Cabdulaahi Axmed Jaamac (Ilka jiir) isagoo ku yimid degmada socdaal uu ku kormeeraayo degmadooyinka gobolka sanaag Dadwayne aad u badan ayaa soo dhoweyey musharaxa iyadoo soo dhowaynta ay ka soo bilaabatay ilaa 40 km dhinaca bari ee magaalada ee ayaa waxaa la dhigay ciidan gaaraya 500 dhamaan wadooyinka Alxamdulah iyo Sheerbi ilaa iyo Degmada Dhahar. Waxaa soo dhoweeyey musharaxa dadwayne aad u balaaran oo uu horkacayeen Gudiga ilaalinta degaanka iyo waliba waxgaradka culumada cugaasha isimada iyo waliba dhamaan dadwayanaha degmada dhahar ku waas oo ku soo dhoweeyey caleemo qoyan iyo waliba halku dhigyo sawiro iyo waliba borar muujinaya xamaasada degmada dhahar walaw laxiray goobaha ganacsiga waxbarashada iyo waliba dhamaan qaybaha adeega bulshada ee degmada. Ciid Ducaale (Wiilka Col. Ducaale Allaha u naxaristee) oo Gacan qaadaya Jeneraalka. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ducaysane Posted August 15, 2008 When did Ilko Jiir become a General. In 1991 he was a full colonel. by the way he is family friend and would make very good General. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted August 15, 2008 ^He became general the same time Colonel Duke became one. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted August 15, 2008 ^^^lool. He is a full General, under the Somali army adeer, a well known officer go and read about the man instead of rushing in and making the usual anti Puntland remarks. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ducaysane Posted August 15, 2008 Generalle, Who are you mistaking me man... I have never been anti Puntland. but seriously, I have know Ilko Jiir since i was little kid and he was a colonel when the civil war broke out. I actually call him General when he was in Minneapolis and he replied that he is not General. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted August 15, 2008 ^^^Adeer I have met Somali former officers and they ahve stated the man was a full General and head of the training wing of the Somali army. Thus you have one point and I have another. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted August 15, 2008 Duceysane...Leave Duke's adeer alone and go back to your clan court general Indhacade Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted August 15, 2008 ^^^Adeer you are a comedian. Puntland is moving forward saxib, and all you do is supporting th cleaning lady bombers.. :rolleyes: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Koora-Tuunshe Posted August 15, 2008 Duceysane: Read the general's Background and let me know any Somali General who is as educated? Beentana iska daa. Soomaalida ninkey arkaanba waxay ku oranayaan waan aqaan. Minneapolis markuu yimid Generaalo iyo Col. ayaa ugu yeeraayey Gen. Hadii aad joogtey xafladii University Avenue Hall. Mideeda kale atleast Puntland waa dimiquraadi Cade Muuse hadii shacabka uu dib u doorta xitaa... Dhib kuma jiro. Ilka jiirna hadba siduu wax usoo bandhigo ayay ku xirantahay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ducaysane Posted August 15, 2008 Adeer, you are missing the point. I am not questioning that he is a decorated soldier. I am sure he will be good leader if people choose him to be their leader. But fact remains that he was a Colonel when Siyad Barre Government collapsed. Why do you guys think I am not Puntlander Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted August 15, 2008 ^Hada Generaalka mawaxaad leedahay anaa aqaan oo Generaal ma ahan? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted August 15, 2008 Why do you guys think I am not Puntlander Welcome to the club buddy Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nephissa Posted August 15, 2008 Originally posted by Ducaysane: Why do you guys think I am not Puntlander Axxx! walahi waa kugu dhacday . Jooji san iska geliska. Puntlander hadaa tahay waxaa lagaa rabaa inaad had & jeer 'nacamlaysid' oodan tolka ka hor imaan [qalad & sax] wax kastooy kuu sheegaan/sameeyaan. Haddii kale nin dhalad ma tihid, shaki baa kugu jira! Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted August 15, 2008 cyber truth: Ducaysane is no plander and so is Bishaaro. Waryaara meesha ma Kismaayaad moodeen ayadaa qolo walba sheegan jirtaye. Quote Share this post Link to post Share on other sites