Sign in to follow this  
General Duke

Terror groups Clan media blast Asmara group talks

Recommended Posts

source

 

war degdeg ah shirjaraa'id Afhayeenka Midowga Maxkamadaha Islaamka shiikh maxamud suuleey

(16-04-2008) War degdeg ah shirjaraa'id Afhayeenka Midowga Maxkamadaha Islaamka shiikh maxamud suuleey oo shir jaraa'id ku qabtay magaalada muqdisho cawada isagoo oo ka hadlaya dhacdooyinkii ugu dambeeyey ee ka dhacay wadanka soomaaliya, waxa uu sheegay inaysan aqoonsanayn wax dowlad la yiraahdo marnaba heshiis la gelayn dabadhilfka u adeega cadawga, :rolleyes:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Shariif Xasan "Xariif Xasan" “wada hadal waan la galaynaa dowlada hadii ay joogto itobiya iyo hadii ay baxdaba; dadka Soomaaliyeed gaar ahaan dadka reer Muqdisho oo Xalay la yaabay.

 

(16-04-2008) Waraysi xalay uu bixiyay Shariif Xasan Sheekh Adan oo uu kaga hadlay isbadalka isbahaysiga uu ku jiro ayaa yaab iyo fajac ku abuurtay dadka reer Muqdisho iyo dhamaan dadka soomaaliyeed waxaana wali ku soo dhacaya Emailada Bogan dhaleeceen loo soo jeedinayo iyo in uu ka laabto Eraygaas.

 

“Waxaan ka tanaasulnay shuruudihii horay aan u soo bandhignay ee ahaa in Ciidamada itobiya dalka ka baxaan ha joogaan ama ha maqnaadaan anaga wada hadal ayaan la galaynaa waxa uu ugu yeeray maamulka Yuusuf anaga waxaan door bidaynaa danaha shacbka soomaaliyeed ayuu sii raaciyay waxa uuna ku sheegay sababaha keenay arintaasi in ay tahay waxa uu ugu yeeray dhibaatada dalka ka jirto” ayuu yiri Shariifka.

 

Dhinaca kale arintaan ayaa laga yabaa in ay qilaaf ku rido xubnaha isbahaysiga oo maalmahan la hadal hahay in uu soo kordhayay qilaafka u dhaxeeya waxayna wararka sheegayaan in laga yaabo in casilaad lagu sameeyo labada shariif halka arintaasi wali uu ka dhex jiro is jiid jiid.

 

Shariif ka ayaa sheegay in loo saaray Gudi ka soo wada xaajooda kulanka ka dhici doona Nairobi oo ay soo qaban qaabisay Q.Midoobay oo ah in ay isa soo hor fadhiistaan dhinacayada ku herdamaya siyaasada dalka halka ay shariifka ay yihiin kuwa gacan maran oo aan soomaaliya ogeyn waxa ay ku jirto maadaama kooxaha dagaalamaya aysan ku mowqif ahayn shariifka iyo Xulufadiisa Asmara.

 

Dalkanews.com, Muqdisho.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Somalia's problem will end when government institutions are more secure and can protect and give service to its citizens.

 

Its not about clans or individuals. Whats missing is the nation paying its salaries, protecting its borders and developing its infrustructure.

 

Thats why the TFG is important its the path to governance all other talk is meaningless.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this