Sign in to follow this  
Garaad Bari

Murashaxa General C/laahi Axmed Jaamac (Ilko-Jiir) OO Lashiray Jaaliyada SSC Ee Kudha

Recommended Posts

Xaflad Qado Sharaf Oo Aad losooagasimay Ayna So qabanqabiyeen Gudida jaaliyada SSC Ee Uk Oo Ay Kucasumeen Murashaxa General C/laahi Axmed Jaamac (Ilko-Jiir) Oo Kadhacday Magaalada London.

 

Qado Sharafta Kabacdi Ayaa Musharaxa iyo Qaarkamid ah Aqoonyahana iyo waxgaradka SSC Ay SHir albaabadu uxiranyihiin Kuyeesheen Meel Loosiihabeeyay Musharaxa iyo Xubnihii Lasocda.

 

Gudoomiyaha Jaaliyada SSC ee Uk axmed Cali askar iyo Xubno Kamid Ah gudida SSC Ayaa Soodhaweeyay Mushaaxa Fariimo badana usii Dhiibay Figrado badana isdhaafsaden. Source: Daawo sawirada

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this