Suldaanka Posted January 17, 2008 It looks like Laska has beaten Burco and Borama for the first time. Hargeisa: Beerta Xooriyadda Laascaanood: Reer Lascaanood Pictures from Burco, Borama, Berbera and Ceeri are coming soon. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted January 17, 2008 Who are you fooling? Mudaharaad Lagu diidan yahay Somaliland oo ka dhacay laascaanood , Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay Warkii 17-Jan-2008 iyo Qormadii: afnugaal Waxyar ka dib markii uu dhamaaday mudaharaad ay soo abaabuleen Maamulka Somaliland ee hada gacanta ku haya magaalada laascaanood ayaa waxaa bilaabmay mudaharaadkale oo lagaga soo horjeeda gooni isu taaga Maamulka lamagac baxay Somaliland kaas oo markii danbe isu rogay rabsho ay dadku dhaawacmeen ... Mudaharaadkan lagaga soo horjeedo waxa loogu yeedhi madaxbanaanida Somaliland ayaa waxaa soo abaabulay sida ay saaka noo xaqiijiyeen dad masuuliyiin ah oo ku sugan magaalada gudaheeda Maamul Goboleedka Puntland oo isago mudo sadex bilood laga joodo ciidamadiisa kala baxay magaalada laascaanood.. Dadwaynaha mudaharaadayey ayaa ku dhawaaqayey ereyo lidi ku ah xukuumada Madaxwayne Daahir Riyaale iyo Mowqifkiisa ah in madaxbanaani ay ka qaataan Jamhuuriyada Somalia , waxayna gubayeen calanka Somaliland halka ay kor uqaadayeen calanka Somalia .. Dadwaynaha ka soo horjeeday Madaxbanaanida Somaliland ayaa markii ay gaadheen Maasjid Jaamaca magaalada laascaanood oo ay aad ugu dhoowyihiin Inta badan xarumaha dowlada ayaa waxaa raasaas ooda kaga qaaday Ciidamo uu watey taliye Mahdi Canbaashe oo ka tirsan Militiryga Somaliland kana soo jeeda gobolka Sool halkaas oo ay ku dhaawacmeen 2 qof halka uu naftiisa ku waayey alla ha unaxariistee Shaafici Maxamed Ismaaciil.. Ciidamada Somaliland ayaa dadkaasi ka soo horjeeday Somaliland ka ururiyey dhamaanba Calamadii Somalia ee ay wateen iyagoo diidanaa in saxaafadu sawirto maadaama mudaharaadkii lagu taageerayey Somaliland ee kan ka horeeyey saxaafadu goob joog ahayd sawirona laga qaaday , shabakada warbaahinta Afnugaal.com oo isku dayday inay sawiro ka qaado mudaharaadkaasi lagu diidanaa Somaliland ayaa waxaa taasi is hortaagay ciidamada Booliska Somaliland .. Xafiiska wararka Afnugaal.com afnugaal01@gmail.com Laascaanood Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted January 17, 2008 Ceeri: Reer Ceerigaabo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted January 17, 2008 ^Been ku waynin badnidaa ninyahow, pro SL demo in LA kulahaa, and who caused the violent death of Shaafici Maxamed Ismaciil... Shaafici Maxamed Ismaciil Oo Ku Geeriyooday Rasaas Ay Fureen Malayshiyo Uu Watay Ninka Lagu Baddelay Xuseen Taarwale. Jan 17, 2008 By: Laascaanood (Jidbaale.com):- Waxaa ku geeriyoodey Muddaharaadkii saaka ka dhacay magaalada Laascaanood Wiil dhalinyaro ah oo lagu magacaabo Shaafici Maxamed Ismaciil, ka dib markii ay toogteen Malayshiyo uu watay Ninka lagu badelay Xuseen Taarwale ee İsaaq, kaas oo rasaas ku faray shacabka . Waxa kale oo ku dhaawacantay qof Haween ah. Run ahaantiina wuxuu Mudaaharaadkaasi ahaa mid ku salaysan sida shacabka xalaasha ah ee reer Laascaanood ay uga soo horjeedaan qaddiyada madax martay shacabka iyo maamulka Dirta Waqooyi, oo ilaa haatan aysan waxba uga suura galin fikraddan gurracan ee ay u soo bandhigeen waddamo badan oo caalamka ah. Muddaaharaadkan lagaga horjeeday maamulka midnimo-diidka iyo kooxaha u adeegaya ee deegaanka u dhashay, run ahaantii wuxuu ku noqday mid argagax leh, waxaanay xaqiiqsadeen in aanu marna shacabka reer Laascaanood aqbali doonin fikirkaasi ay beesha ***** wadato, doonaysana inay Soomaali kagaga go'do. Waxaana nasiib daro ah kooxaha yar yar ee iyagu deegaanka u dhashay, balse ay khaldeen kuwa u adeegaya maamulka Soomaalidiidka, oo iyagu doonaya inay danahooda ku fushadaan, hase ahaate waxay taariikhdan ka geli doonaan meel madow, Laascaanoodna shacabkeedu wuxuu mar walba u taagnaan doonaa midnimada Soomaaliya... Haddaba wixii warar ah ee ka soo kordha shabakada Jidbaale.com kala socda.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A.J. Posted January 17, 2008 Good on the people of L.C. and Ceerigabo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ibtisam Posted January 17, 2008 Emperor what makes the death of one person more important than another? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted January 17, 2008 Cuz it serves his propoganda. Having said that, I think Suldaanka could use couple of tips from Duke in that regard. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted January 17, 2008 ^I have not compared the death of any persons Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somaliwayn1 Posted January 17, 2008 WHO ARE WE LYING TO THE ONES THAT ARE DYING IN MUGDISHO TODAY DON'T COUNT BUT THE ONCE THAT ARE DYING IN LA DO. HMMM SOMALIA SOMALI BAA ISKA LEH EE QABIILKA ISKA DAAYA/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted January 17, 2008 Borama: Rere Awdal show their Support for Somaliland Berbera: Reer Saaxil Show their Support Burco: Togdheerians came out to show their support Quote Share this post Link to post Share on other sites
A.J. Posted January 17, 2008 Originally posted by Suldaanka: Borama: Berbera: Reer Saaxil Show their Support Hey my peoplez from Saaxil showing how to do thins properly. I think the rest of Somaliland can learn a lot from us Saaxil folk Quote Share this post Link to post Share on other sites