Sign in to follow this  
Jacaylbaro

New Networking System for Somaliland Immigration Offices

Recommended Posts

Berbera (QARAN)- Madaxa Hay’adda Socdaalka Somaliland Maxamed Cismaan Caalin [Dayib ]ayaa manta markii u horeysay daboolka ka qaaday in xafiisyada laamaha Socdaalka ee dalka, loo sameyn doono oo lagu soo kordhin doono adeegyo casriya iyo isku xidh nidaam Computerlized ah oo ay ku hawl-galaan.

 

 

 

Madaxa Haayadaha Socdaalka Somaliland, oo booqasho ku jooga magaalada Dekada ah ee Berbera, ayaa shir jaraa'id oo uu halkaas ku qabtay ku sheegay in dayactir iyo dib u dhis lagu samayn doono laamaha xafiisyadooda dalka.

 

 

 

"Waxa dayactir iyo dib u dhis lagu samaynayaa xafiisyada Haa'yada Socdaalka Somaliland, waxana lagu qalabayn doonaa qalab casri ah oo aanu u adeegsano hawshayada, waxana dayactirkan naga caawinaysa haayada IOM"Ayuu Ydhi Maxamed Cismaan Caalin.

 

 

 

"Waxa kale oo aanu rajaynaynaa in isku xidh nidaam Computerlized ah la sameeyo si ay u wada socon karaan xafiisyadayadu"Ayuu intaas raaciyay Madaxa haa'yada socdaalka JSL.

 

 

 

Maxamed Cismaan Caalin, waxa uu sheegay in dayactirka iyo adeegyadan cusub ee ay soo kordhinayaan ay ka caawisay Haayadaasi.

 

 

 

Mr iuliam Circo, oo ka tirsan saraakiisha Haa'yada Ingiriiska ah ee IOM, oo Madaxa Haayada socdaalka ku weheliya booqashada uu ku marayo magaalada Berbera ayaa sheegay in ay hawl wadeenada Haayadaha socdaalka dalka ka taageeraan kor u qaadida dhinaca xirfadaha.

 

 

 

"Waxaanu sii wadaynaa xidhiidhka iyo wada shaqaynta aanu la leenahay laamaha socdaalka Somaliland"ayuu intaas raaciyay sarkaalka Haayadaasi, oo sheegay in dawlada maraykanku ay sanad kasta Haa'yadooda ugu deeqaan 500 oo kun dollar.

 

 

 

Cumar Maxamed Faarax

 

Qarannews/Hargeysa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somaliland's immgration offices and communications networks to be upgraded

 

 

 

Berbera(QARAN)-The Head of Somaliland Immigration Office, Mohamed Osman Alin stated that all the offices of the Somaliland immigration and travel department are to undergo an extensive upgrade in terms of their equipment and facilities.

 

Whilst on a visit to the port of Berbera, the head of the immigration office, Mohamed Osman Alin gave a press conference to give a more detailed information of the new installation of computers and a new telecommunications network to link all the immigration and travel offices across all of Somaliland's six provinces.

 

"It is our intention to undertake an extensive refurbishment of all our immigration and travel officers across Somaliland and with the assistance of IOM from the United Kingdom, we intended to introduce new equipment and upgrade our current facilities", said the head of the immigration office, Mohamed Osman Alin.

 

"We also hope to link via a computerized network all our offices in Somaliland" continued the head of Somaliland's immigration office.

 

Mr. Julian Circo, a senior co-ordinator of IOM who accompanied the Somaliland immigration officers on their inspection of the port of Berbera said "we will continue to assist the Somaliland immigration department, with both materiel and expertise, thanks mainly to annual funding of $500,000 from the government of the United States"

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this