Sign in to follow this  
Gabbal

Thousands of new Ethiopian troops enter Balanbale District of Galgaduud.

Recommended Posts

Gabbal   

Alle-Ubaahne

 

Adigoo raali ah, waligaa haysla simin Barre Hiiraale iyo Cabdi Qeybdiid sxb. Nin isbaaro shaqo u ahayd iyo nin isbaaro-la-dagaalan weligii ku jiray adiguba maad ogolaateen hadaa xigtid ka isbaaro-la-dagaalan ahaa.

 

Umadayda afar iyo labaatan sano dagaal sokeeye iyo rafaad bini-aadamnimada ka baxsan ku dhex jirtay in la dagaal geliyo haatan markay u egtahay inay wax yar soo kabanayaan waxaan ogolaan karo maaha. Guryaha yar iyo mustaqbalka la midka ey indhawaalba dhisteen in lagu kor tunto dagaal, iyo waxaan u arko gardaro, daraadeed laga soo iclaamiyey magaalo iyaduba ka baxsan meel dhibaato kasoo gaari karayso waxaan ogolaan karo maaha.

 

Cadowgaad sheegeesidne meeye? Ma isku cadow baanu nahay :confused: Caabudwaaq afar iyo tobankii sanaba halaaga aynu ku jirnay way tiile, maxay Axmaaro ugu soo duuli weyde ee u qabsan wayde? Maxaa keenayo xiligan inay Soomaaliya kusoo duusho ee qabsatana ee aniguna naftayda u huriyo dagaal aan gardaro cad u arko?

 

Ragaad sheegeysidne waa i garab-taaganyihiin aad leeduhay soo iyagu maah kuwa ku-tala-galkoodu ahaa guryahoodu inay badbaadiyeen ee kaayo ku dhex dagaalamaan?

 

Aduun walle wey is badashay balse waxaa isweydiin mudan, yey u badalantay?

Share this post


Link to post
Share on other sites

who can be happy with the ethio entering somalia but

sure certainly the huge blame is for icu because they raided barre adan shire (hiiraale) when he refused to pose a threat to them.

 

ofcourse they also bypassed yusuf indhacade and after the anger they made him to have a party for shabeelada hoose.

 

such mistakes are very suspicious but what are they thinking when they attack people one day and ask for help the next day.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

The Ethiopians have moved from Balanbale, towards the southeast.

 

 

Ciidamo Hor Leh Oo Itoobiyaanka Oo Ka Gudbay Degaanka Balanbal

Dec 18,2006

by Balanbal-Gedo-NN

Ciidamo hor leh oo ka socda wadanka Itoobiya ayaa soo buuxiyey degaano u dhow magaalada Balanbal ee gobalka Galgaduud. Ciidamadan ayaa la sheegay in ku biirayaan kuwii hore u joogay deganadaasi oo ayagu saldhig ka sameystay meel 15KM ka xigta dhanka koofureed magaalada Balanbal oo u dhexeysa magaalooyinka Balanbal iyo Guriceel.

 

Ciidamadan oo ay u xaqiijiyeen Gedonet dadka degaanka ayaa lagu soo waramaya inay ku hubaysan yihiin ilaa iyo 30 gawaarida dagaalka. Ciidamadan oo si tartarbiib ku gudbay degaankaasi ayaa la sheegay in gaareen goobahii ay ku sugnaayeen ciidamadii hore ee ayagu horay u joogay degaankaasi.

 

Ciidamadan Itoobiyaanka iyo gaadiidka dagaalka ayaa maray wadooyinka ag mara magaalada, inkasta oo aysan wax is dhexgal aysan la sameyn dadweynaha magaalada Balanbal. Afhayeen u hadlay ciidamadada midowga maxkamadaha gobolada Dhexe ayaa shalay sheegay inay ciidamadoodu ay dagaal la gali doonaan kuwa Itoobiyaanka ee jooga gudaha Somaliya, gaar ahaan kuwa jooga gobalka Galgaduud.

 

Dhanka kale, ciidamada wadanka Itoobiya ayaa sidoo kale dhaqdhaaq ka wado goobo kale oo ka tirsan gobalka Galgaduud oo ay ka mid yihiin Buurgeesoole iyo degaano kale. Dhaq dhaqaaqyada ay wadaan ciidamada Itoobiya ayaa ku soo aaday xilli uu dhamaaday xilligii uu qabtay Yusuf Maxamed Siyaad-Indhacadde inay ciidamada Itoobiyaanka ay ka baxaan gudaha wadanka Soomaliya.

 

Gedo-NN Desk-Gaalkacyo

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by HornAfrique:

They are confirmed but I have no idea what their intentions are.

HornAfrique,

My question is how do ordinary farmers and nomads identify ethiopians?

If its militia, there are only two states in that part of ethiopia that have their own state militia. Its the Somali and Oromia states.

Even if lets stretch it and say the farmers can recognize the Somali accent and guess from which area that accent maybe, but still its really not a sure thing.

As far as military hardware. Ethiopia and somalia are countries that used both western and eastern hardware.

 

again. Are some people calling the TFG forces Ethiopian?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this