Sign in to follow this  
Abtigiis

Soo kii Meles lahaa waa la tirtiray??????/ Look the panic now!

Recommended Posts

Abtigiis   

Ethiopia: Madaxwaynaha deeganka Cabdulahi Xasan iyo Cabdi Ilay o u ambobaxay gobihi dagalku kadhacay iyo dad tirobadan oo lagu x06/13/08

 

Jijiga(kilil5)---Waxaa magaalada Jijiga ee casimada deegaanka todobaadkii dhamaaday lagu xidh-xidhay dad aad u tiro badan oo isugu jira masuuliyiin dad kale oo lagu eedeeyay inay yihiin xubo taageera jabhadaha ONLF iyo Al Itaxaad. Shirkii maalinkii arbacadii la soo dhaafay ayaa waxaa isku fashiliyay xubin sheegay inuu ahaa taageero jabhada ONLF dawladana waydiistay in la siiyo Cafis balse wuxuu akhriyay liis dheer oo uu ku tilmaamay inay dhamaantood yihiin xubnaha Jabhada u jooga magaalada. xubnahaas waxaa kamid ahaa qaar hore loogu soo eedeeyay iyo qaar la xidh-xidhay kadibna la siidaayay kadib markay qiran waayayeen wax cadayn ah oo toosana loowaayay balse hada la fashiliyay kuwaas oo uu shir gudoonku sheegay in ay talaabada ku haboon ka qaadi doonaan. Masuulliyiinta shirkii u dambeeyay laga qabtay ayaa waxaa kamid ahaa wasiirkii maaliyada iyo horumarinta dhaqaalaha mr Bashiir Cabdulaahi.

Dhanka kale waxaan doonayaa inaan khalad yar o warkan kii ka horeeyay ahaa aan idinka saxo taas oo aan ku sheegay labada goobood ee uu dagaalku ka dhacay habeenimadii Arbacada inay kala ahaayeen Dhoobowayn iyo Dhuxun balse ay kala ahaayeen Dhoobowayn iyo Dhagax-madaw. Dagaaladaan oo la sheegay inay socdeen ilaa maalinkii arbacdii ayaa la sheegayaa inay kudhinteen dad shacaba oo aad utiro badan, qaar dawlada ka tirsanaa iyo tiro kale oo jabhada ka tirsanayd oo iyagana la sheegay inay aad ugu go'een gaar ahaan dhoobowayn. Waxaa shalay u ambo baxay dhankaas iyo goobaha ay dagaaladu ka socdaan wufuud ay horkacayaan madaxwaynaha deegaanka mudane Cabdulaahi Xasan iyo Cabdi Ilay. Shirkii shaqaalaha ayaa isaga hakad lagaliyay maalinkii shalay ahayd balse waxa uu maanta ka siisoconayaa goobtiisii waxaana lafilayaa in maanta lasoo gaba-gabayndoono.

Jijiga

Kilil5 Online

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Mali'Ika

 

I will tell you the moral of it. The Tigre's were attacked by ONLF in various towns. Never before had the ONLF dared to attack military garrisons in this manner. The story above is from anti-ONLF site but it is saying the fighting has been going on for days and that casualities are high. It also says the nominal regional state 'president' and his officials have gone to visit the districs where the battle took place. It talks about many arrests made in Jigjiga.

 

I tell you what I got from jigjiga now: The panicking Tigres arrested 5 of the top regional cabinet members accussed of passing intelligence information to ONLF. The Tigres are mad. Al-shabab attacked the town of Ferfer (inside Somali-galbeed territory) - 40 Kms from Beletwien and obliterated military camps there. The Tigres are under fire everywhere. And the main Amhara parties are in talks with the Oromo Liberation front and ONLF to forge a unified front.

 

The economy is nose-diving and famine is spreading like a wild fire. Meles has overestimated his capacities and is paying for that arrogance. I was always of the view what he has in intelligence is undone by arrogance!

 

This is the beginning of the end.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this