Sign in to follow this  
General Duke

Riyaale looting creates problem in secesionists enclave

Recommended Posts

Dhaqaale Xumo La Soo Deristay Maamulka labaxay Somaliland .

 

Wararka ka imaanaya Gobolada Waqooyi ee Somalia ayaa sheegaya in halkaasi ka taganayahay jahwareer dhaqaale kadib markii mudo labo bilood ah aysan qadan mushaarkii shaqaalaha iyo ciidamada Maamulka labaxay Somaliland.

 

Wararku waxey intaas ku darayaan in maamulka Waqooyi Galbeed Dhaqaale la’aan baahasani iyo musuq maasuq la soo deriseen kadib markii loo wayaay mushaarkii lasiin jiray shaqaalaha Maamulka iyo Ciidamadaba.

 

Maamulka Waqooyi Galbeed ayaa culeeys aad uweyn kasoo wajahay kadib markii shaqaalihii Maamulka ay soo dhoobteen Banka dhexe ee magaalada Hargeeysa ayagoo ka cabanaya in mushaarkoodi loo weeciyaay Gobolada Sool iyo Sanaag taasoo ah bey yirahdeen mida la dagtay dhaqaalihii awalba iska tabarta yaraa ee Gobolada Waqooyi.

 

Arintani ayaa waxaa ay ku soo beegmeeysaa xili colaado baahsan lagasoo sheegayo Xuduudaha ay wadaagan Gobolada Somaliland iyo Puntland oo ay ka jirto xiligaan jawi aad ukacsan iyo san saan colaaded.

 

Dadka indha indheeya siyaasadaha ayaa ku tilmaamay arinta dhaqaalo xuumo ee lasoo daristay xiligaan Gobolada Waqooyi aytahay mid lasugaayay maadaama beey yirahdeen maamulka Riyaale dakhli aan loo mel dayin qorsho iyo xisaabna aan ku socon uu u isticmaali jiray kala fur furka Gobolada Sool iyo Sanaag, taasi oo an waxba kusoo kordhin siyaasadaha Gobolada Waqooyi.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Adeer why did you think they would spare the $50 million budget?

 

Here is how low Riyaale and his regime have got, they are stealing waterholes donated by the red crescent, not my dreams its in Somaliland.org

 

Ma sugna qaabka deeqdaasi ku timi. Waxa jira waxyaabo muujinaya in Riiggaasi aanu ahayn mid Daahir Riyaale iyo Somaliland la siiyey, balse, uu fulinayo mashruuc riigag qodis ah oo Bisha Cas ee Imaaraadku ugu deeqday Soomaaliyadii burburtay oo dhan, soo fuliyey Daafuur, Koonfurta Suudaan.

 

Hase yeeshee, Daahir Riyaale waxa uu u isticmaalay Riiggaas ololihiisa siyaasadeed ee uu ku xalaalaynayo muddada sharcidarrada ah ee Guurtidu u saxeexday inuu xilka sii hayo,
:D:D:D
waxana uu fagaarayaal ka ballanqaaday – iyadoo aanu riiggaasi dalka soo gaadhin – inuu keenayo Riig casri ah oo wax weyn ka tari doona biyo la’aanta dalka ka jirta, hawshiisa u horraysana uu ka bilaabi doono inuu biyo ka soo saaro Koonfurta Hargeysa, si magaalada Hargeysa biyaha loo wada gaadhsiiyo, isla markaana ceelasha uu ka qodi doono Koonfurta Hargeysa ay waraabin doonaan xaafadaha Koonfureed ee magaalada.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

The gas prices are high here, the dollar is at all time low. Does that change your mind about this country?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by General Duke:

loool. Thus now Somaliland.org is bad, adeer there was a riot >? nooh

 

Do tell us Mr Secesionist who was chased out of another city.

I don't be surprised if certain people are really behind "Somaliland.org" under the guise of.......

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this