Sign in to follow this  
General Duke

Whats cooking in AWDAL.....?

Recommended Posts

Sawtan Boorama wanjalka yaalaa ka badan kii Jigjiga. Ninkii Ina Rayaale iyo qaarbadan oo ka mid ah wasiiradiisii waxa la yidhi waxay Fadhiisteen oo ay ka soo jeesteen Adis ababa, Madaxwayne ku xigeenkii dhamaa ee Saylici-na intuu doraad Hargeysa ka ambabaxay oo uu yidhi waxa aan Xalilayaa arimihii Boorama, ayuu Abaarso ka soo noqday oo uu yidhi Reer Rayaale ayaa Taayiro Holcaya qoorta ii sudhi hadii aan meesha tagi lahaa. Horta waxay ahayd in Rayaale uu dalkiisa iska sii yara joogo oo isaga iyo wasiiradiisu aanay dibada isku daba yaacin. Waa yaabe hadaba iyaguna maxay u haraadanaayeen?

 

Ninkan Saylici-na may ahayn in uu dadkii oo dhan u madax noqday; waxa is badalayna uu yahay maamulkii balse aanay ahayd dawladnimadii Somaliland. Mida kale Gobolkiisan la soo dhexmaray Saylici miyaanu ahayn ninkii wada badalay Ina Xudhuun mooyaane dhamaan Taliyayaashii Booliska, Milatariga, Ilaalada Xeebaha iyo Xataa Kantaroolada?

 

Waa maxay cida kale ee uu wax ku eedaynayaa, ma cidbaa dalka la haysatey markay wax dhacayeen?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this