RedSea Posted November 24, 2007 Hurdo la'aan idinku dhacday, habeen laba indhood ha isku keenina. Ninkii dhoof kuyimid bay geeridu dhibaysaa. Article Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xoogsade Posted November 24, 2007 ^ Maxamed Dheere is building Kaniisad for them to alleviate their worries so the xabashi troops can pray to their God in times of worries while most Muqdisho mosques are closed or abandoned out of fear and lack of security. They put the request in and the powers that be agreed the building of the Orthodox church in Muqdisho should be kept hash hash at first even though the project was leaked out by ananymous insiders. Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted November 24, 2007 Xoogsade, It seems just when we couldn't think of worst case scenerio, here we go again. Ethiopia oo udabaal dagaysa malayniyamkoodii 2000...oo ciidii somaliyeed kaaga daran caasimadii somaliya kudul raaxaysanaysaa, dadkii lahaa ee udhashay meeshana waxay dileen, naafeeyeen, iyo wax ay xero qaxooti ku gureen ay ka dhigeen. "Xafladaan ayaa waxaa ka soo qeybgalay mas'uuliyiin fara badan oo ka socotay Dowladda federaalka Soomaaliya oo ay ka mid ahaayeen ku xigeenada Maamulka gobolka Banaadir oo kala ahaa C/Fitaax Shaawey, Maxamed Cusmaan Cali Dhagaxtuur, C/laahi xasan Ganey Firimbi, Taliyaha Ciidamada Nabasugida Soomaaliyeed Jen Maxamed Warsame Darwiish iyo mas'uuliyiin kale. Mas'uuliyiinta ka socotay dhinaca Dowladda Itoobiya ayaa waxaa ka mid ahaa Taliyaha Ciidamada ee ku sugan dalka Soomaaliya Jen Gabra, Safiirka Itoobiya u fadhiya Soomaaliya Fasaha Shawa iyo Ciidamo kuwa Bambeyda ah oo ay leeyihiin Dowladda Itoobiya. " somaliwayne.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted November 24, 2007 Originally posted by Xoogsade: ^ Maxamed Dheere is building Kaniisad for them to alleviate their worries so the xabashi troops can pray to their God in times of worries while most Muqdisho mosques are closed or abandoned out of fear and lack of security. They put the request in and the powers that be agreed the building of the Orthodox church in Muqdisho should be kept hash hash at first even though the project was leaked out by ananymous insiders. Inay tan dhaceyso ma aaminsani, even if Xabashi want that. Ma u maleynaayi inay tan maanta ka sameyn karaan Xamar. Tabar iyo dhaqaalaba uma haayaan. Laakiin teendho xirooyinkooda ku dhex yaalo furtaan, ugu yeeran 'kaniisad' waa laga yaabaa, but not an actual building oo weyn. Taas maku dhacaan, xataa gudaha xirooyinkooda. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xoogsade Posted November 24, 2007 MiskiinMacruuf, Let us hope it is only a rumour. You can check that here Kaniisad Red Sea I saw that. What a shame. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted November 24, 2007 Dayniile badanaa exaggerated iyo sensational stories ayee iska qoraan, Xooga. War meeshooda ku qoran oo aan meel kale lagu soo qorin, especially on the credible sites, ha rumeysan. Quote Share this post Link to post Share on other sites