Liibaan Posted December 25, 2006 Shaadhka habar baaleh, cid kale ma xidhan karto, Riyaale dhengad baa lala dhacayaa Afhayeenka xisbiga mucaaradka ah ee KULMIYE, Maxamed Kaahin Axmed Maxamed Kaahin ayaa ku eedeeyey beesha .... News: Maxamed Kaahin Axmed oo ku Dhaartay in aan Waxba ka Horjoogsanayn in uu Rayaale Dhengad Kaga soo Saaro Qasriga Madaxtooyada “Mohamed Kaahin Waan jecelahay, oo waxaan jecelahay in aan Cashar u dhigo, markaa waxa aan leeyahay Mohamedoow Sool iyo Buuhoodle adiga ayaa dayacay, ee cidna haku ceebayn, haddii kalena waxaan sheegi doonaa wixii aad tidhi markii SNM-tu dalka qabsatay”. Maxamed Kaahin Markii uu SNM u talaabaayay anaa talaabiyay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted December 25, 2006 Illahow noo sahal, xoolahan yaa wax la qaybsan jirey? Ina riyoole waa uu ku fiican yahy in dhengad lala dhaco, ilaa uu casaado!! Yaa isaga ku yidhi kursiga habar luugu talagalay ku fadhiiso:D Miyuunan odey aheen, waxba iskuma falayo Reer Awdal ha ogaadaan in ee waxba ku laheen maamulka habraha Reer Laascaanood bari hore ayee tashadeen in ee soomaali weyn wax la qeysadaan, habrana shaqo isku laheen Ninkii Hergeysa isku aada, dhengad baa leh, cid u ergoonasa majirtu, markaa hadeerba ha isjiraan Quote Share this post Link to post Share on other sites
SOO MAAL Posted December 25, 2006 Garaad, Another reason why people of Northcentral Somalia not join socalled Somaliand, and stick with their country Somalia and Somali unity Garaad, meeshan wax la dhengadeenayo looma maba dhowaan karo Xitaa hadii ee jiraan kuwa hunguri wado dhengada darted beeba maamulka qabiil ugu dhowaaneen Quote Share this post Link to post Share on other sites